Xog: Mooshin laga wado R/W Xamse oo khilaaf ka dhex abuuray guddoonka BF
MUQDISHO (SMN) - Macluumaad sugan oo ay Shabelle helayso ayaa sheegaya in Xildhibaano badan ay Mooshin Xil ka qaadis ah ka gudbiyeen Ra'iisul wasaare...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo kulamo ka wada Washington + Sawirro
WASHINGTON (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Biixi Iimaan Cige oo hoggaaminaya wafdiga dowladda Soomaaliya ku matalaya shirka sanad laha ah ee Bangiga Adduun...
Ciidamada ammaanka oo howlgal culus ka sameeyay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda ayaa xalay howlgal ballaaran waxa ay ka sameeyeen qeybaha kala duwan ee xaafadaha degmada Xamarweyne ee gobolka...
Sawirro: Guddoomiye Madaale oo qaabilay haweenka gobolka Banaadir
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan gaar ah la qaatay hogaanka ururka Haweenka...
Xog: Aadan Madoobe oo dadaal geliyay in beeshiisu hesho R/W ku xigeenka labaad
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa dadaal badan ku bixiyey sida ay Shabelle ogaatay in Beesha uu...
Itoobiya oo xukun ku riday in ka badan 50 Al-Shabaab ah oo dagaal lagu...
ADDIS ABABA (SMN) - Maxkamad ku taalla dalka Itoobiya ayaa 60 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab waxay ku xukuntay xabsi u dhaxeeya 2 ilaa...
Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta wada-hadal la yeelanayo dhigiisa Kenya
NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay gaaray dalka Kenya isagoo socdaal shaqo ku maraya dalalka qeybta ka...
Xukuumadda Soomaaliya oo yeelatay ra’iisul wasaare ku xigeen labaad
MUQDISHO (SMN) - Wareegto kasoo baxday Xafiiska Raysal wasaare Xamse ayaa Cabdisalaan Cabdi Cali oo ahaa Wasiirka howlaha guud ee Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya loogu...
Duqa magaalada Muqdisho oo la kulmay safiirka Shiinaha + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay safiirka...
Kooxo hubeysan oo maanta dil qorsheysan ka gaystay degmada Afgooye
AFGOOYE (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dil qorsheysan oo ay maanta kooxo hubeysan askari ka tirsanaa ciidanka booliska ugu gaysteen degmada...















