Duqa magaalada Muqdisho oo xarigga ka jiray waddo cusub oo laami ah + Sawirro
BELEDWEYNE (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Maagaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray Waddo cusub oo laami ah,...
Faah-faahin ku saabsan qarax ka dhacay degmada Buulo-burte + Khasaaraha
BUULO-BURTE (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax miino oo lala beegsaday dad rayid ah, kaasi oo ka dhacay degamadda Buulo-burte...
Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday garoonka diyaaradaha Baydhabo
BAYDHABO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar ay xalay xubno ka tirsan Al-Shabaab ku qaadeen garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo, kaas oo...
Ra’iisul wasaare Xamza oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar + Sawirro
QAAHIRA (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Qaahira kula kulmay dhiggiisa Masar, Mudane Mustafa Madbouly. Kulankan...
Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyay kulan ka dhacay wasaaradda difaaca
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Taliiska Ciidanka Xoogga Dalka kulammo kula qaatay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga, kulamadaas oo...
Daawo: Xildhibaanada kasoo jeeda K/Galbeed oo taageeray Itoobiya
MUQDISHO (SMN) - Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa war culus...
Askar katirsan Booliska Soomaaliyeed oo tababar loogu soo xiray Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka wasaaradda Amniga guddaha xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdillaahi sheekh Ismaaciil( Fartaag )ayaa maanta tababbar ugu soo xiray qaar ka mid...
Jabuuti oo bad siineyso Itoobiya si loo xaliyo khilaafka kala dhaxeeya Somalia
JABUUTI (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti oo la hadlay BBC-da ayaa sheegay in dalkiisa uu diyaar u yahay inuu Itoobiya siiyo dekad ay...
Wariyeyaasha oo laga hor istaagay inay soo tabiyaan qaraxyadii ka dhacay duleedka Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Hey'adaha amniga ayaa Saxaafada ka hor istaagay in ay soo tebiyaan qasaaraha ka dhashay qaraxyada lagu xiray suuqa Tabeelaha Sheekh Ibraahim...
Xildhibaanada Hawiye oo iclaamiyey shirweyne ay sheegeen in lagu badbaadinayo dalka
MUQDISHO (SMN) - Kulan labaad oo daba socday kulan dhawaan ay yeesheen Xildhibaanno ka soo jeeda Beesha Hawiye ayaa waxaa xalay uu ka dhacay...















