Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wasiir Khadiijo Al-Makhzumi oo farriin culus u dirtay dadka Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada XFS Khadiijo Maxamed Al-Makhzumi ayaa habeenimadii xalay Magaalada Muqdisho ku qabatay kulan dadweyne oo looga hadlaayey...

Guddoonka sare ee labada Gole oo magacaabay guddi cusub + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddiga saaxiibtinimada ee baarlamaanadda Soomaaliya iyo Luxembourg.   Xubnaha la magacaabay waxa ay...

Guddoomiye Maxamuud Macallin oo kulan isugu yeeray howlwadeenada SoDMA

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Md. Mahamuud Moallim Abdulle ayaa kulan gaar ah la qaatay qaar ka mid ah shaqaalaha iyo howl-wadeennada...

Sheekh Aadan Madoobe oo maanta guddoomiyay shir muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee...

Maxaa kasoo baxay Shirkii u dhexeeyay DF iyo maamul goboleedyada ee Muqdisho?

MUQDISHO (SMN) - Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirkii Wasiirada Maaliyadda ee heer federaal, heer dowlad-goboleed iyo maamulka gobolka Banaadir, kaasoo socday...

Golaha Wasiirada oo ansixiyay sharciga doorashooyinka iyo kan xisbiyada

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, oo Shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo la kulmay xoghayaha guud ee OIC

JIDDAH (SMN)  - Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa magaalada Jiddah ee dalka boqortooyada Sucuudiga kulan kula yeeshay xoghayaha guud ee...

Xaalad kacsanaan ah oo maanta ka taagan degmada Qoryooley

QORYOOLEY (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah ay ka taagan tahay gudaha degmada Qoryooley...

Dowladda Soomaliya oo baaq culus u dirtay shacabka kadib weerarkii Liido

MUQDISHO (SMN) - ??????? ?????????? ?????? ????? oo maanta ku kulmay x?????? D???? ?? ???’???? (?????) ayaa shacabka Soomaaliyeed markale ugu baaqay in ay...

Dowladda Masar oo ciidamo usoo direyso gudaha Soomaaliya

QAAHIRA (SMN) - War murtiyeed ka soo baxay Midowga Africa ayaa lagu sheegey inuu Midawga Afrika soo dhoweynayo sameynta howlgal qaabilsan dhinaca xasilinta oo...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo maaraynta musiibooyinka

MUQDISHO, Soomaaliya — Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) iyo Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo soconaya muddo...

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo ka wada hadlay iskaashiga difaaca iyo amniga Badda Cas

MUQDISHO, Soomaaliya — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Muqdisho kulan kula yeeshay Taliyaha Taliska Hawlgallada Wadajirka ah ee Talyaaniga,...

Somalia, Italy discuss defence cooperation and Red Sea security

MOGADISHU, Somalia — The commander of Somalia’s armed forces, Brigadier General Ibrahim Mohamed Mohamud, held talks in Mogadishu with the commander of Italy’s Joint...