Faransiiska oo soo jeediyay qorshe lagu wiiqayo awoodda Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Faransiiska ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay Soomaaliya ku taageeraan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, xili dalka uu ku jiro marxalad...
Guddoonka labada Aqal ee BFS oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Guddoonka labada Gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta yeeshay kulan wadatashi ah oo looga arrinsaday dardar galinta howlaha shaqo...
Madaxweyne Xasan oo kulan la qaatay xubnaha Somaliland ku metala DF
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan qado sharaf ah la qaatay mas’uuliyiinta hay’adaha dowladda Federaalka ku matala gobolada...
Sawirro: Wasiir Axmed Macallin Fiqi oo guddoomiyay shir muhiim ah + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa shir-guddoomiyay kulan xog isweydaarsi oo ka dhacay Xarunta Wasaaradda...
Madaxweynaha Soomaaliya oo dhambaal hambalyo ah u diray Jabuuti
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, dowladda Jabuuti iyo...
Farmaajo oo war kasoo saaray dagaal beeleedka ka socda gobolka Mudug
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo warsaxaafadeed soo saaray maanta ayaa ka hadlay dagaal beeleedka ka qarxay galbeedla...
Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo oo booqday xarunta Hay’adda SoDMA
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Md. Mahamuud Moallim Abdulle oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenkiisa Dr Axmed Cabdi Aadan ayaa xarunta dhexe...
Maxaa kasoo baxay shirka golaha wasiirada Soomaaliya? + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu ansixiyay Qaraar ku saabsan Khataraha Amniga Qaranka, oo...
DF Soomaaliya oo munaasabad ku qabatay Addis Ababa + Ujeedka
ADDIS ABABA (SMN) - Iyadoo lagu guda jiro toddobaadka maalmaha xoriyadda Qaranka ayaa Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia oo kaashanaysa jaaliyadda Soomaaliyeed...
Faah-faahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka socda gobolka Mudug
GAALKACYO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal mar kale saaka dib uga qarxay deegaanka Maygaagta oo dhaca galbeedka...














