Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Khayre oo war xasaasi ah kasoo saaray xarigga Wariye Cali Nuur Salaad

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Kheyre oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay xarigga Wariye Cali Nuur Salaad oo...

Askartii kusoo dhaawacantay dagaalkii Buulo-xaaji oo la keenay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin ayaa isbitaalka ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boggaadiyay ciidamadii ka guuleystay Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey sida nafhornimada leh ee Ciidamada Qalabka Sida ay u wajaheen argagixisada...

Soomaaliya oo shir caalami ah uga qayb-gashay dalka Talyaaniga + Sawirro

ROME (SMM) - Wafdi uu hogaaminayo wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa dowladda Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed ayaa ka qeybgalay shirka 27-aad ee...

Ciidamada Booliska Soomaaliya oo xiray Wariye Cali Nuur Salaad

MUQDISHO (SMN) - Taliska Booliiska Soomaaliyeed ayaa xabsiga u taxaabay Suxufi Cali Nuur Salaad oo ah Agaasimaha Dawan TV, horeyna uga soo shaqeeyay BBC-SOMALI...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Qatar + Sawirro

DOOXA (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalka aan walaalaha nahay ee Qatar,...

Madaxweynaha Galmudug oo kulan la yeeshay safiirka dowladda Mareykanka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ka wada kulamo xasaasi ah...

Shir looga hadlayo maqaamka gobolka Banaadir oo ka furmay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Kulan howleedka maqaamka caasimadda ee hanaanka dib-u-eegista Dastuurka oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS ayaa si...

Ra’iisul wasaare Xamza oo shir muhiim ah ka furay magaalada Dooxa + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa si rasmi ah u furay Shirweynaha Qurbajoogta Soomaaliyeed oo maanta ka...

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay dagaal ka dhacay J/Hoose

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa ka hadashay dagaal maanta ka dhacay deegaano hoostaga magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo maaraynta musiibooyinka

MUQDISHO, Soomaaliya — Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) iyo Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo soconaya muddo...

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo ka wada hadlay iskaashiga difaaca iyo amniga Badda Cas

MUQDISHO, Soomaaliya — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Muqdisho kulan kula yeeshay Taliyaha Taliska Hawlgallada Wadajirka ah ee Talyaaniga,...

Somalia, Italy discuss defence cooperation and Red Sea security

MOGADISHU, Somalia — The commander of Somalia’s armed forces, Brigadier General Ibrahim Mohamed Mohamud, held talks in Mogadishu with the commander of Italy’s Joint...