Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Wasiirka amniga oo qaabilay safiirka Midowga Yurub ee Somaaliya

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Danjiraha Midowga Yurub u fadhida...

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta dib ugu soo laabtay dalka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safaro shaqo uu...

Guddoomiyaha SoDMA oo shir uga qaybgalay dalka Japan + Sawirro

HIMEJI (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa magaalada Himeji ee dalka Japan kaga qeybgalay Shirka madasha caalamiga ah ee fahamka...

Koonfur Galbeed oo guul ka sheegtay howlgal ka dhacay gobolka Baay

BUURHAKABA (SMN) -  Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa maanta howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka sameyey deegaano hoos yimaada Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay.   Howlgalkan...

Axmed Madoobe oo maamul cusub u magacaabay degmada Baardheere

BAARDHEERE (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo wareegto soo saaray ayaa maanta maamul cusub u magacaabay degmada Baardheere...

Rag dil, dhaawac iyo dhac ka gaystay Muqdisho oo lasoo qabtay + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen gudaha magaalada Muqdisho waxa ay kusoo qabteen ku dhowaad 10 eedeysane oo loo...

Ciidanka sirdoonka Kenya oo ka xeystay xildhibaano ka tirsan BF Soomaaliya

NAIROBI (SMN) - Ciidanka Sirdoonka Kenya ayaa ka xeystay Xildhibaan Xasan Cabdi Nuur iyo Xildhibaan Kooshin oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaas oo maalmahaan...

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Jabuuti + Sawirro

JABUUTI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyaga oo kulankooda...

Faah-faahino kasoo baxaya dagaal xoogan oo ka dhacay degmada Qoryooley

QORYOOLEY (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta dagaal beeleed uu dib uga qarxay degmada Qoryooley ee gobolkaasi,...

Khatarta Daacishta Soomaaliya oo sii kordhayso iyo Mareykanka oo ka digay

MUQDISHO (SMN) - Mareykanka ayaa sheegay inuu sii xoojinayo howlgallada Soomaaliya, sababo la xiriira khatarta sii kordheysa ee dagaalyahanada Daacish, ee saldhigyada ku leh...

WARAR KALE

Somali Students Depart for Japan on Scholarships as Embassy Highlights Education Opportunities

NAIROBI, Kenya — Somalia’s ambassador to Kenya has bid farewell to two Somali students awarded scholarships to study in Japan, as the embassy highlighted...

Somalia acting president attends General Daud basketball final in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s acting president and speaker of parliament, Abdirahman Mohamed Nur Jama, attended the final of the General Daud basketball tournament in...

Somali minister attends Putin reception at international culture forum in St. Petersburg

ST. PETERSBURG, Russia — Somalia’s Minister of Information, Culture and Tourism, Abdirahman Qasim Mohamud, attended a reception hosted by Russian President Vladimir Putin for...