Madaxweynaha maamulka Jubbaland oo tababar usoo xiray ciidamo cusub + Sawirro
KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta tababar ugu soo xiray Dugsiga tababarka Ciidanka Darawiishta Jubaland ee Akadeemiyo...
Dib u dhis lagu sameeyay xarunta taliska ciidanka nabad-gelyada waddooyinka
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Amniga Gudaha XFS Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu daahfuray dib-u-dhis iyo casriyeyn lagu sameeyey...
Cabdirashiid Jilley oo kulan la yeeshay Wakiilka Hay’adda UNICEF ee Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Caafimaadka iyo Nafaqada Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Nuur Jilley, ayaa kulan kula yeeshay...
Shirka guddiga joogtada ah ee BF oo markii ugu horreysay lagu qabtay Kismaayo
KISMAAYO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir Guddoomiyay kulanka banbaxa Guddiga Joogtada oo ku qabsoomay...
Farmaajo oo hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed kadib guusha usoo hoyatay
MUQDISHO (SMN) -
Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo qoraal soo saaray ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guusha Soomaaliya oo maanta loo...
Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay guusha Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran u soo dhaweeyey in Soomaaliya loo doortay xubinnimada Golaha Ammaanka...
Somalia oo loo doortay xubinimo aan joogta ahayn ee Golaha Ammaanka
NEW YORK (SMN) - Kal fadhiga 78-aad ee Qaramada Midoobe ayaa Soomaaliya loogu doortay xubinimo aan joogta ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.
Waa...
Maxaa kasoo baxay shirka golaha wasiirada Soomaaliya + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa meelmariyey dib-u-eegista Xeer-nidaamiyaha Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha iyo...
Soomaaliya oo xubin ka noqoneysa maanta Golaha Ammaanka ee QM
NEW YORK (SMN) - Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta oo Khamiis ah ay xubin aan joogto ah ka noqoto golaha ammaanka ee Qaramada...
Galmudug oo toogasho ku fulisay raggii dilay macallinka iyo dhaqtarka
DHUUSAMAREEB (SMN) -: Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa maanta dil toogasho ah ku fulisay raggii dilay Macalinkii iyo Dhakhtarkii walaalaha ahaa ee horay aanada qabiil...















