Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo la kulmay dhiggiisa Kuuriyada Koonfureed

SEOUL (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa la kulmay dhiggiisa Kuuriyada Koonfureed, Han Duck-soo, oo ay ka...

Xiisad culus oo ka dhex qaraxday ciidamada PSF iyo Booliska Puntland

BOOSAASO (SMN) - Xiisad culus ayaa mar kale ka dhex qaraxday ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee PSF iyo Booliska Puntland, taas oo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay xubno ka socday baarlamaanka Ciraaq

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminaayo Guddoomiye ku xigeenkii hore...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo mashruuc wayn ka daah-furay Jowhar

JOWHAR (SMN) - Munaasabad ka dhacday magaalada Jowhar ayaa waxaa si rasmi ah maanta looga daah-furay mashruuca biyo xireenka Sabuun-FAO oo waxtar u leh...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay madaxa hay’adda KOICA + Sawirro

SEOUL (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa la kulmay Madaxweynaha Hey’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Kuuriya (KOICA)...

Wafdi uu hoggaaminayo R/W ku xigeenka XFS oo gaaray Jowhar + Sawirro

JOWHAR (SMN) - Wafdi uu hoggaaminaayo ku simaha Ra’isulwasaraha ahna Ra’isulwasare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, qeybna ay ka yihiin Guddoomiyaha Hay’adda...

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo ka wada hadlay dib u habeynta Ciidanka Xoogga

ROMA (SMN) - Taliyaha ciidanka XDS Sarreeye Gaas, Ibraahim Sheekh Muxyaddiin oo uu wehliyo Taliyaha Ciidamada Talyaaniga ayaa ubax dhigay Taallada Daljirka Italy loona...

Roobow oo ka hadlay arrimaha Xajka kana jawaabay eedeymo loo jeediyay

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Mukhtaar Roobow Cali, ayaa kulan la qaatay madaxda u adeegayso xujayda...

Ciidamada DF oo dib uga soo baxay deegaano ku yaalla Shabeelaha Dhexe

BALCAD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ay...

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay qaar kamid ah safiirada Somalia ee caalamka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee hay’adda ku soo dhaweeyay Safiirrada Soomaaliya u joogo qaar...

WARAR KALE

Golaha Shacabka oo Ansixiyey Hindise-Sharciyeedka Iskaashiga Garsoorka Caalamiga ah

Muqdisho, Soomaaliya - Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulankooda 19-aad ee kalfadhiga 8-aad, waxaana shir guddoomiyey Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha...

South West State Opens Annual Forum to Strengthen Local Governance and Public Services

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has officially opened the annual forum for governors and district commissioners in...

Laftagareen Urges UN, International Partners to Probe Alleged Attacks in South West Somalia

BAIDOA, Somalia — Former South West State president Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen has called for an international investigation into what he described as military...