Sawirro: Maxay ka wada-hadleen wasiir Fartaag iyo Safiirka Turkiga ee Somalia?
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Mudane...
Guddoomiye ku xigeenkii arrimaha bulshada Lafoole oo lagu dilay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Kooxo hubeysan ayaa xalay magaalada Muqdisho ku dilay Allaha u naxariistee guddoomiye ku xigeenkii arrimaha bulshada deegaanka Lafoole, Mukhtaar Nuur Geesey.
Marxuumka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xiriir la sameeyay Antony Blinken
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka telephone-ka kula hadlay Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Mareykanka, Antony...
Taliyihii saldhigga Bardaale oo maanta lagu dilay dagaal ka dhacay degmadaasi
BARDAALE (SMN) - Taliyihii Saldhigga degmada Bardaale ee gobolka Baay iyo saraakiil kale ayaa ku geeriyooday dagaal qaraar oo illaa haatan ka socda gudaha...
Ciidamada dowladda oo ka hortegay qarax lagu diyaariyay Buulo-mareer
BUULO-MAREER (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ay howlgal qorsheysan ka sameeyeen aagga...
Dagaal culus oo dib uga qarxay degmada Bardaale + Khasaaraha
BARDAALE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in haatan dagaal culus uu ka socdo gudaha degmada Bardaale ee gobolkaasi.
Dagaalka oo...
Wasiirka Amniga oo xafiiskiisa ku qaabilay madaxa howlgalka IOM ee Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane AAbdullahi Sheikh Ismail – Fartaag ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa howlgalka IOM ee...
Waddooyin muddo xirnaa oo ku yaalla degmada Dharkenley oo maanta la furay
MUQDISHO (SMN) - Maamulka degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir ayaa maanta howlgal waddo furis ah ka bilaabay gudaha degmadasi, waxaana lagu guuleystay in la...
Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay duqeyn ka dhacday Puntland + Khasaaraha
QANDALA (SMN) - Ciidanka qaranka oo garab ka helaya saaxiibada caalamiga ah gaar ahaan Mareykanka ayaa howlgal lagu dhabar jabiyay kooxda Daacish ka fuliyay...
Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay madaxweyne Laftagareen + Sawirro
BAYDHABO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa caawa kulan kula qaatay Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Koonfur galbeed Md. H.E Abdiaziz Hassan...















