Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Golaha wasiirada oo ansixiyay heshiis difaac oo lala soo galay Kenya + Sawirro

MUQDISHO (SMN)  - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyey, hindise sharciyeed, siyaasad, xeer iyo heshiisyo iskaashi oo kala...

QM oo cunaqabatayn kuso rogtay hoggaamiyeyaal ka tirsan Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa cunaqabatayn ku soo rogay saddex hoggaamiye oo ka tirsan Al-Shabaab, kaddib codsi uga yimid dowladda Soomaaliya.   Go'aanka...

Ciidamo ka tirsan kuwa Danab oo lagu weeraray gobolka Shabeelaha Dhexe

JOWHAR (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay weerar dhabgal ah lagu qaaday ciidamo ka tirsan kuwa sida gaarka...

Madaxweynaha K/Galbeed oo war kasoo saaray xildhibaan lagu dilay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka Tacsiyadeeyey Geerida Xildhibaan Ibraahim Cabdi Cabdiraxmaan oo ka Tirsana Baarlamaanka Koonfur...

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Aadan Madoobe iyo Axmed Madoobe?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federalka Soomaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa kulan kula qaatey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka...

Dowladda Soomaaliya oo ku guulaystay in gabi ahaanba la joojiyay dhoofinta dhuxusha

MUQDISHO, Soomaaliya - Dalkeena waxa dhibaato ba’an ku haya xaalufinta dhirta. Xaaladda deegaan ee dalkeenu ku suganayahy waa mid adag oo u baahan...

Duqa Muqdisho oo la kulmay danjira Ruushka u fadhiya Soomaaliya + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka dowladda hoose ee Xamar ku qaabilay Danjiraha...

Madaxweynaha Jubbaland oo booqday xarunta Hay’adda SoDMA + Sawirro

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Jubbaland Md. Axmed Maxamed Islaam ayaa booqasho howleed u jeedkeedu yahay ogaanshaha xogaha bani’aadannimo ee dalka ka jira...

Fatahaad xoogan oo mar kale ku dhufatay magaalada Beledweyne + Sawirro

BELEDWEYNE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay wabiga Shabelle uu ku fatahay qeybo...

Mascuud Garweyne oo maanta lagu xiray Muqdisho + Sababta

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa booliska ayaa maanta soo xiray Mascuud Cabdullaahi Afrax (Garweyne) oo ahaa nin oday...

WARAR KALE

In ka badan 55,000 oo Suudaaniyiin ah oo u qaxay bariga Chad iyadoo dagaalladu...

KHARTUUM - In ka badan 55,000 oo qaxooti Suudaani ah ayaa tan iyo bilowgii sanadkan u gudbay bariga Chad, iyadoo dagaallada iyo amni-darrada ka...

Guddiga xuquuqul insaanka oo ku baaqay in caddaalad loo helo Ikhlaas lagu dilay Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya – Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ) ayaa ku baaqay in caddaalad loo helo Ikhlaas, oo ahayd gabar shan jir ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hay’adaha Amniga ku Bogaadiyey Sugidda Amniga Muqdisho

Muqdisho, Soomaaliya - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay Ciidanka Qaranka, kadib dadaallada ay ku bixiyeen...