Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka Puntland oo shil ku geeriyooday

GAROOWE (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Puntland ee...

Faah-faahino kasoo baxaya qarax xalay ka dhacay degmada Dayniile

MUQDISHO (SMN) - Qarax dhaliyay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay ka dhacay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, waxaa ku dhintay wiil...

Xisbiga Himilo Qaran oo bayaan culus soo saaray kadib shirkii Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ahayd Shariif Sheekh Axmed ayaa bayaan culus oo uu soo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Nairobi + Sawirro

NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta gaarey magaalada Nairobi ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Kenya William Ruto.   Labada Madaxweyne ayaa ka...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday askari dil ka gaystay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Daa’uud Bashiir Colow oo ka tirsan Guutada 27-aad, ururka 3-aad ee Abuu-dujaana ayaa loo heystay in uu dil bareer ah u...

Madaxweynaha Puntland oo ka horyimid qodobadkii kasoo baxay shirkii Muqdisho

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha maamulka Puntland, Mudane Saciid Cabdullahi Deni oo maanta warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa ka horyimid go'aannada kasoo baxay shirka golaha...

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray magaalada Dhuusamareeb + Sawirro

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdullahi Sheekh Ismail – Fartaag iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay kamid yihiin Taliye-kuxigeenka...

Ciidamada DANAB oo weerar ku qaaday maleeshiyaad ku sugnaa Wanlaweyn

WANLAWEYN (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ciidamad sida gaarka ah u tababaran Danab ee Xoogga...

Colaadda ka taagan gobollada dhexe oo gaartay meeshii ugu xumayd

DHUUSAMAREEB (SMN) - Gobollada Dhexe ee dalka waxaa ka taagan xaalad adag oo ka dhalatay colaadda kusii baaheysa Galgaduud iyo Mudug ee bartamaha Soomaaliya,...

Xujeyda Soomaaliyeed oo booqday goobaha barakeysan ee Madiina

MADIINA (SMN) - Xujeyda Soomaaliyeed ee sannadkaan gudaneysa Waajibaadka Xajka ayaa booqasho ku tagay qaar ka mid ah goobaha barakeysan ee Magaalada Madiina Al...

WARAR KALE

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Amni ka Sameeyay Shabeellaha Hoose

Shabeellaha Hoose - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutooyinka 27-aad iyo 17-aad ee Ciidanka Dhulka, ayaa howlgal amni xaqiijin ah ka sameeyay deegaannada u...

Somalia rights body calls for justice over killing of five-year-old girl in Baidoa

BAIDOA, Somalia — Somalia’s National Independent Human Rights Commission has called for justice for Ikhlaas, a five-year-old girl who was killed in Baidoa, the...

Somali parliament approves judicial cooperation bill, advances Central Bank amendments

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s House of the People on Saturday approved a bill on international judicial cooperation, while advancing amendments to the country’s Central...