Faah-faahino kasoo baxaya dagaal mar kale ka dhacay degmada Qoryooley
QORYOOLEY (SMN) - Wararka laga helayo degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo dagaal u dhexeeyay labo maleeshiyo...
Midowga Yurub oo ansixiyay malaayiin loogu talagalay ciidanka Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Midowga Yurub ayaa sheegay in ay ansixiyeen lacag dhan 116.9 Milyan oo Doollarka Mareykanka ah oo loogu talagalay dadaallada lagu wiiqayo...
Sawirro: Golaha Wasiirada oo ansixiyay heshiisyo lala soo galay Tansaaniya
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiiradda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyey saddex heshiis oo ay wada gaareen...
Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay gobolka Baay
BERDAALE (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal culus oo ay saaka ciidamada deegaanka ku qaadeen deegaan ay ku sugnaayeen Al-Shabaab oo...
Sawirro: Madaxweynaha JFS oo qaabilay Orodyahan guul usoo hooyay Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Cabdulaahi Jama Mohamed oo kaalinta labaad ku guuleystay...
Mareykanka oo ‘ka carooday tallaabooyin ay qaaday’ dowladda Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xilligan cadaadis xoogan kala kulmeysa Mareykanka oo aqoonsaday tallaabooyinkii ugu dambeeyay ee ay qaaday dowladda dhexe.
Mahad Cabdi...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo la kulmay madaxda Bangiga Adduunka + Sawirro
WASHINGTON (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa ka qeyb galay shirka guud ee Wasiirada Maaliyadda Dalalka Afrika...
Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyay shirka amniga caasimadda
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyey Shirka Amniga Gobolka Benaadir...
Maxay ka wada-hadleen guddoomiye Cabdi Xaashi iyo safiirka Talyaaniga?
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta hoygiisa ku qaabbilay safiirka cusub ee Dowladda...
NUSOJ oo dalbatay in si deg deg ah loo sii daayo Wariye Xuseen Cabdulle
MUQDISHO (SMN) - Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa si adag u cambaareeyay xariga wariye Xuseen Cabdulle, oo kamid ah suxufiyiinta madaxa-banaan ee...















