Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Sheekh Aadan Madoobe oo u ambabaxay dalka Turkiga + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta u amba...

Sawirro: Soomaaliya iyo Mareykanka oo ka wada-hadlay dagaalka Al-Shabaab

NAIROBI (SMN) - Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xfs Mudane Cabdifitaax Qaasim iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye gaas Ibraahim Shiikh Muxudiin ayaa kulan...

Faah-faahino kasoo baxaya weerar culus oo ka dhacay duleedka Balcad

BALCAD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen fariisimo ku yaalla duleedka degmada...

Guddoomiyaha SoDMA oo shir caalami ah uga qayb-galay Addis Ababa + Sawirro

ADDIS ABABA (SMN) - Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, Md. Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa xarunta ururka midowga Afrika ee Magalaada Adis-Ababa uga qeybgalay...

Madaxweyne Xasan oo ka qayb-galay dhaqangelinta heshiiska Turkiga iyo Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Danjiraha dowladda Turkiga ayaa...

R/W Xamza oo ka qayb-galay heshiis lagu mideynayo shirkadaha Korontada

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay Heshiis lagu mideynayo qaar kamid shirkadaha korontada...

Xukun adag oo maanta lagu riday Sarifle Jaajuus u ahaa Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Maxamed Cali Xersi Diirshe, ayaa loo soo xiray Kamid ahaanshiyaha Al-Shabaab, gaar ahaan qeybta Jaajuusnimada iyo inuu gacantiisa ku fuliyey Falal...

Madaxweynaha HirShabelle oo gaaray degmada Balcad + Sawirro

BALCAD (SMN) - Guddoomiyaha degmada Balcad mudane Qaasim Cali Nuur iyo shacabka degmada ayaa si diirran u soo dhaweeyay madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle mudane Cali...

Dowladaha Soomaaliya iyo Kuwait oo iska kaashanaya tababarka diblomaasiyadda

KUWAIT CITY (SMN) - Agaasimaha Machadka Diblomaasiyadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS, Mudane Danjire Cabdulqaadir Amiin Sheekh ayaa Xarunta Wasaaradda Arrimaha...

Ciidanka Booliska oo soo qabtay rag si sharci darro ah ku buufinayay Bajaajyada

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Boolsika  ayaa gacanta kusoo dhigay shabakad ku eedeysan iney si sharci darro ah...

WARAR KALE

Somali Army Launches Security Operation Against Al-Shabaab in Lower Shabelle

LOWER SHABELLE, Somalia — Somali government forces have carried out a security operation in areas between Sabiid, Caanoole and Bariire in the Lower Shabelle...

Saudi Arabia, Qatar, Türkiye, UK and US Hold Talks on Somalia’s Security and Territorial...

NEW YORK — Saudi Arabia, Qatar, Türkiye, Britain and the United States held talks in New York on supporting security and stability in Somalia,...

Sacuudiga iyo saaxiibbadiis oo Qaramada Midoobay kaga hadlay taageerada Soomaaliya

NEW YORK, Mareykanka — Sacuudi Carabiya, Qatar, Turkiga, Ingiriiska iyo Mareykanka ayaa kulan ku saabsan Soomaaliya ku yeeshay magaalada New York, kaas oo ka dhacay...