Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Faah-faahino kasoo baxaya dagaal mar kale ka dhacay degmada Qoryooley

QORYOOLEY (SMN) - Wararka laga helayo degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo dagaal u dhexeeyay labo maleeshiyo...

Midowga Yurub oo ansixiyay malaayiin loogu talagalay ciidanka Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Midowga Yurub ayaa sheegay in ay ansixiyeen lacag dhan 116.9 Milyan oo Doollarka Mareykanka ah oo loogu talagalay dadaallada lagu wiiqayo...

Sawirro: Golaha Wasiirada oo ansixiyay heshiisyo lala soo galay Tansaaniya

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiiradda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyey saddex heshiis oo ay wada gaareen...

Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay gobolka Baay

BERDAALE (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal culus oo ay saaka ciidamada deegaanka ku qaadeen deegaan ay ku sugnaayeen Al-Shabaab oo...

Sawirro: Madaxweynaha JFS oo qaabilay Orodyahan guul usoo hooyay Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Cabdulaahi Jama Mohamed oo kaalinta labaad ku guuleystay...

Mareykanka oo ‘ka carooday tallaabooyin ay qaaday’ dowladda Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xilligan cadaadis xoogan kala kulmeysa Mareykanka oo aqoonsaday tallaabooyinkii ugu dambeeyay ee ay qaaday dowladda dhexe.   Mahad Cabdi...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo la kulmay madaxda Bangiga Adduunka + Sawirro

WASHINGTON (SMN)  - Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa ka qeyb galay shirka guud ee Wasiirada Maaliyadda Dalalka Afrika...

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyay shirka amniga caasimadda

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyey Shirka Amniga Gobolka Benaadir...

Maxay ka wada-hadleen guddoomiye Cabdi Xaashi iyo safiirka Talyaaniga?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta hoygiisa ku qaabbilay safiirka cusub ee Dowladda...

NUSOJ oo dalbatay in si deg deg ah loo sii daayo Wariye Xuseen Cabdulle

MUQDISHO (SMN) - Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa si adag u cambaareeyay xariga wariye Xuseen Cabdulle, oo kamid ah suxufiyiinta madaxa-banaan ee...

WARAR KALE

Somali Army Launches Security Operation Against Al-Shabaab in Lower Shabelle

LOWER SHABELLE, Somalia — Somali government forces have carried out a security operation in areas between Sabiid, Caanoole and Bariire in the Lower Shabelle...

Saudi Arabia, Qatar, Türkiye, UK and US Hold Talks on Somalia’s Security and Territorial...

NEW YORK — Saudi Arabia, Qatar, Türkiye, Britain and the United States held talks in New York on supporting security and stability in Somalia,...

Sacuudiga iyo saaxiibbadiis oo Qaramada Midoobay kaga hadlay taageerada Soomaaliya

NEW YORK, Mareykanka — Sacuudi Carabiya, Qatar, Turkiga, Ingiriiska iyo Mareykanka ayaa kulan ku saabsan Soomaaliya ku yeeshay magaalada New York, kaas oo ka dhacay...