Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Mareykanka oo ‘ka carooday tallaabooyin ay qaaday’ dowladda Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xilligan cadaadis xoogan kala kulmeysa Mareykanka oo aqoonsaday tallaabooyinkii ugu dambeeyay ee ay qaaday dowladda dhexe.   Mahad Cabdi...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo la kulmay madaxda Bangiga Adduunka + Sawirro

WASHINGTON (SMN)  - Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa ka qeyb galay shirka guud ee Wasiirada Maaliyadda Dalalka Afrika...

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyay shirka amniga caasimadda

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyey Shirka Amniga Gobolka Benaadir...

Maxay ka wada-hadleen guddoomiye Cabdi Xaashi iyo safiirka Talyaaniga?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta hoygiisa ku qaabbilay safiirka cusub ee Dowladda...

NUSOJ oo dalbatay in si deg deg ah loo sii daayo Wariye Xuseen Cabdulle

MUQDISHO (SMN) - Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa si adag u cambaareeyay xariga wariye Xuseen Cabdulle, oo kamid ah suxufiyiinta madaxa-banaan ee...

Shacabka Soomaaliyeed oo ka hadlay diidmada Puntland ee shirka Muqdisho

MUQDIHO (SMN) - Qaar kamid ah shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa si weyn uga falceliyay go'aanka diidmda ee kasoo baxay Puntland,...

Ciidamo hubeysan oo jirdil u gaystay ganacsatada Geella ee Siinka Dheer

MUQDISHO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta ciidamo hubeysan oo la sheegay inay ka tirsan yihiin Booliska...

Wasiir Biixi oo ballan-qaad culus kaga dhawaaqay magaalada Washington

WASHINGTON (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Iimaan Cige oo ku sugan magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa ku boorriyay hay’adaha maaliyadda...

Wasiirka cusub ee arrimaha gudaha oo la kulmay Ergey ka socdau dalka Finland

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya mudane Cali Yuusuf (Cali- Xoosh ) ayaa kulan isbarasho ah la...

PUNTLAND oo qaadacday shirka uu iclaamiyay madaxweyne Xasan Sheekh

GAROOWE (SMN) - Dowlad goboleedka Puntland ayaa ku dhawaaqday in aysan ka qayb-geli doonin shirka uu iclaamiyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxanuud ee Golaha...

WARAR KALE

Xiisadda Baydhabo oo Mar Kale Kacsan Ciidamo Taabacsan Laftagareen oo Lagu Arkay Duleedka Magaalada

Baydhabo - Xaaladda amni ee magaalada Baydhabo ayaa mar kale kacsan, iyadoo ay sii xoogeysanayaan dhaqdhaqaaqyada ciidan ee u dhexeeya ciidamada taageersan Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed,...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo La Kulmay Safiirka Qatar ee Soomaaliya

Muqdisho - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa xafiiskiisa kulan miro-dhal ah kula qaatay Safiirka Dowladda Qatar...

Hay’adda Maalgashiga Soomaaliya oo Muqdisho ku Qabtay Madal Istiraatiiji ah

Muqdisho - Hay’adda Maalgashiga Soomaaliya iyo Ururka Bangiyada Soomaaliyeed ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay Madasha Wadahadalka Istiraatiijiga ah ee Maalgashiga, taas oo diiradda lagu...