R/W Xamza oo ugu hambalyeeye ciidanka xoogga dalka sanad guurada 64-aad
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qeybaha kala duwan ee...
Kenya oo soo bandhigtay heshiis lagu qaboojinayo xiisadda Somalia & Itoobiya
NAIROBI (SMN) - Mas’uul sare oo ka tirsan dowladda Kenya ayaa Khamiistii sheegay in Kenya ay soo jeedisay in heshiis dhinaca badda ah ay...
Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Xasan iyo dhiggiisa Kenya? + Sawirro
NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo oo hal maalin ah ku jooga...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in howlgal lagu dilay 27 Shabaab ahaa
MUQDISHO (SMN) - Ilaa 27 ka tirsan maleeshiyaadka Khawaarijta ah ee Al-Shabaab ayaa lagu dilay hawlgal ka dhacay deegaanka Baar Sanguuni ee hoos taga...
Madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho ku gaaray dalka Kenya + Ujeedka
NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah oo hal maalin ah ku jooga magaladda Nairobi ayaa ka helay...
Xiisad xoogan oo ka taagan Jowhar kadib dagaal ka dhacay magaaladaasi
JOWHAR (SMN) - Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo magaaladaasi, kadib markii ay ku dagaalameen ciidamo...
Madaxweynaha JFS oo la kulmay haweenka ee ku jira Ciidamada + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo farxadda Munaasabadda Ciidul fidriga awgeed xalay kulan dhiirigelin ah la qaatay qaar...
Cabsi amni oo ka taagan magaalada Muqdisho iyo Wararkii ugu dambeeyay
MUQDISHO (SMN) - Booliska ayaa adkeeyay ammaanka maagalada caasimadda ee Muqdisho, iyadoo ay jirto diginin amni xilli shacabka magaalada ay ku jiraan u dabbaaldagga...
Madaxweyne Xasan oo Salaadda Ciida la oogay shacab Soomaaliyeed + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka kula oogay Salaadda Ciidda, shacabka Soomaaliyeed, masuuliyiinta iyo howlwadeennnada...
Dowladda UK oo cafisay dhammaan deymihii ay ku laheyd DF Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Dowladda UK ayaa cafisay dhammaan deymihii ay ku laheyd dowladda Soomaaliya.
Arrinkan ayaa yimid kadib kulan muhiim ah oo ay maanta wadayeesheen...















