Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay duqa Muqdisho?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan ku saabsan sugida Amniga Caasimadda ee maalmaha Ciidul...

DF Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay xiisadda kala dhexeysa Itoobiya

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Warfaafinta, Daa'uud Aweys oo ka hadlay xiisada Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa yiri "Waxaan Safiirka Ethiopia ka dalbaney inuu waddankiisa ku...

Aadan Madoobe oo hambalyo ku aadan Ciida u diray shacabka Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guud ahaan Ummadda Islaamka, gaar ahaan shacabka...

Agaasimaha cusub ee Hay’adda NISA oo xilka la wareegay + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen Agaasimaha Hay'adda Nabad-sugidda iyo...

Midowga Afrika oo dalbaday maalgelinta ciidamo lagu beddalayo ATMIS

MUQDISHO (SMN) - Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa shaaciyay in la sameynayo Ciidamo gaar ah oo sii joogi doono dalka Soomaaliya...

Ciidamada Xasilinta Caasimada oo amar culus la siiyay, kahor maalmaha Ciida

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha guutada 23-aad ee Gungaar, Gaashaanle Aadan Jeelle ayaa saraakiisha ciidanka xasilinta Caasimadda kula dardaarmay in ay daacad u noqdaan u...

Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu laayay duqeyn ka dhacday Mudug

XARARDHEERE (SMN) - Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo gacan ka helaya saaxiibada beesha caalamka ayaa saacadihii lasoo dhaafay weerar dhanka cirka ah ku dilay...

Safaaradda Mareykanka oo ka digtay weeraro ka dhici kara Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Safaaradda Maraykanka ee Nairobi ayaa sheegtay inay heshay xog ku saabsan halis amni oo ku aaddan dhowr goobood oo ka mid...

Sawirro: Dowladda Soomaaliya oo gaari qalabeysan ku wareejisay maamulka SSC

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliyed Dr. Cali Xaaji Aaden ayaa Gaari qalabeysan oo nooca gargaarka deg dega...

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo digniin culus soo saartay + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed, ayaa markale maanta ku celisay in Roobka gu’ga ee ka curtay dalka sida saadaasha sheegeyso uu...

WARAR KALE

Somalia Holds Strategic Investment Forum to Boost Bank and Private Sector Cooperation

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Investment Agency and the Somali Bankers Association have held a strategic investment dialogue in Mogadishu aimed at strengthening cooperation between...

Somalia Defence Minister Meets Children of Fallen Soldiers Amid Allowance Concerns

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Defence Minister Ahmed Macallin Fiqi and army commander Brigadier General Ibrahim Mohamed Mohamud have met children orphaned by soldiers who...

Fresh Battle Renewed in Somalia’s Baidoa Town

BAIDOA, Somalia — A combat broke out in Baidoa between forces supporting South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe and fighters loyal...