Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Xisbiga Himilo Qaran oo bayaan culus soo saaray kadib shirkii Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ahayd Shariif Sheekh Axmed ayaa bayaan culus oo uu soo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Nairobi + Sawirro

NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta gaarey magaalada Nairobi ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Kenya William Ruto.   Labada Madaxweyne ayaa ka...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday askari dil ka gaystay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Daa’uud Bashiir Colow oo ka tirsan Guutada 27-aad, ururka 3-aad ee Abuu-dujaana ayaa loo heystay in uu dil bareer ah u...

Madaxweynaha Puntland oo ka horyimid qodobadkii kasoo baxay shirkii Muqdisho

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha maamulka Puntland, Mudane Saciid Cabdullahi Deni oo maanta warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa ka horyimid go'aannada kasoo baxay shirka golaha...

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray magaalada Dhuusamareeb + Sawirro

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdullahi Sheekh Ismail – Fartaag iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay kamid yihiin Taliye-kuxigeenka...

Ciidamada DANAB oo weerar ku qaaday maleeshiyaad ku sugnaa Wanlaweyn

WANLAWEYN (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ciidamad sida gaarka ah u tababaran Danab ee Xoogga...

Colaadda ka taagan gobollada dhexe oo gaartay meeshii ugu xumayd

DHUUSAMAREEB (SMN) - Gobollada Dhexe ee dalka waxaa ka taagan xaalad adag oo ka dhalatay colaadda kusii baaheysa Galgaduud iyo Mudug ee bartamaha Soomaaliya,...

Xujeyda Soomaaliyeed oo booqday goobaha barakeysan ee Madiina

MADIINA (SMN) - Xujeyda Soomaaliyeed ee sannadkaan gudaneysa Waajibaadka Xajka ayaa booqasho ku tagay qaar ka mid ah goobaha barakeysan ee Magaalada Madiina Al...

Akhriso: War-murtiyeedka kasoo baxay shirka Golaha Wadatashiga Qaranka

GOLAHA WADATASHIGA QARAN (GWQ) WAR-MURTIYEED 1. Hordhac Shirka 9-aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) oo uu guddoomiyay Madaxweynaha J amhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Maamulka gobolka Shabeelaha Hoose oo ku baxay xiisad ka taagan Lambar Konton

AWDHEEGLE (SMN) - Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose Mudane Mohamed Ibrahim Barre oo uu qeyb ka ayaa Xil-Hussein Ali Haji ayaa...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Hindiya oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga labada dal

MUQDISHO – Dowladda Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Hindiya ayaa yeeshay wadahadallo ku saabsan xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga labada dal, iyadoo diiradda la saaray horumarinta...

Soomaaliya iyo Guddiga Midowga Afrika oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga

Accra, Ghana – Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa kulan la yeeshay...

Villa Soomaaliya oo sheegtay in ay socdaan xiriirrada dhinacyada lagu casuumay Gogosha Wadatashiga Qaran

Muqdisho – Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay socdaan xiriirro lala yeelanayo dhinacyada lagu casuumay Gogosha Wadatashiga Qaran, taas oo qeyb ka...