Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ciidamada Puntland oo nin siday walxaha qarxa ku qabtay Boosaaso + Sawirro

BOOSAASO (SMN) - Cutubyada sida gaar ka ah u Tababaran ee Ciidamada PMPF Puntland oo hawlgallo ka sameeyey magaalada Boosaaso ayaa gacanta ku dhigay...

Dajnire Jibriil oo daah-furey xarun cusub oo lagu tababarayo ganacsatada Soomaaliyeed

NAIROBI - Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Mudane Jabril Ibrahim Cabdulle ayaa maanta ka daahfuray Jaamacadda Strathmore gaar ahaan kuliyadda Business School,...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay safiirka dalka Sacuudiga

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedraalka Somaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya...

Ciidamada Booliska oo gacanta kusoo dhigay rag burcad ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa booliska ayaa maaanta rag burcad ah gacanta ku dhigay, kadib howlgal ay ka sameeyeen degmada...

Faah-faahinta: Dagaal culus oo ka dhacay duleedka degmada Qoryooley

QORYOOLEY (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab oo xalay ka dhacay duleedka...

Hoggaamiyaha SSC oo isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada

LAASCAANOOD (SMN) - Hoggaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo, Cabdulqaadir Firdhiye oo wareegto soo saarayay isku shaandhey ku sameeyay golihiisa wasiirada. Firdhiye ayaa magacaabay illaa 13 wasiir oo...

Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayb-gashay dalka Bahrain + Sawirro

MANAMA (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa ka qeyb galay Fadhiga 33-aad ee Wasiirada Maaliyadda dalalka Jaamacadda Carabta oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray xarunta Kaydka Gaaska Cuntada

MUQDISHO (SMN) - Madaxweymaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarigga ka jaray Xarunta Kaydka Gaaska cuntada Soomaaliya ee Benaadir, taasi oo...

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir oo soo gabagabeysay kiiska Sayid-Cali

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa soo gabagbeysay kiiska culus ee loo haysto Sayid Macallin Daa'uud, kaas oo marxlado kala duwan soo...

Sawirro: Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay madaxa hay’adda UNHCR

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Md. Mahamuud Moallim Abdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda SoDMA ku qaabilay Madaxa hay’adda qaxootiga...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay iskaashiga sahanka juqraafiyeed

MUQDISHO – Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga dhinacyada sahanka dhulka, khariidaynta juqraafiyeed iyo...

Soomaaliya oo ka qayb gashay tababar caalami ah oo lagu tayeynayo adeegyada Xajka

JIDDAH – Wafdi ka socda Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Jiddah ee dalka Sacuudi Carabiya kaga qaybgalay tababar...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo kulan la yeeshay garsoorayaasha iyo shaqaalaha Maxkamadda

MUQDISHO – Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Garyaqaan Ibraahim Iidle Sulaymaan, ayaa kulan is-xogwareysi ah la yeeshay garsoorayaasha iyo shaqaalaha Maxkamadda Sare,...