Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweyne Xasan oo ka qayb-galay munaasabad ka dhacday Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka qayb galay munaasabad ku aadan qabashada Tartanka Quraanka Kariimka ah...

Madaxweyne Museveni oo wiilkiisa u magacaabay taliyaha ciidamada Uganda

KAMPALA (SMN) - Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa wiilkiisa General Muhozi Kainrugaba u magacaabay taliyaha ciidamada difaaca dalkaas, sida ay sheegtay dowladda Uganda.   Ku dhawaaqista...

Taliyaha ciidanka Xoogga oo tegay furimaha hore ee gobolka Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Taliyaha Ciidanka XDS S/gaas ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa xalay ku hoyday Degmada Ceeldheer ee Gobalka Galgaduud, waxuuna kulama kala duwan halkaas...

Sawirro: Madaxweynaha JF Somalia oo warqadaha ka guddoomay danjiraal cusub

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Turkiga, Kuuriyada Koonfureed,...

Sawirro: Farmaajo oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garoowe

GAROOWE (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.   Farmaajo ayaa waxaa garoonka...

Kenya oo guul ka sheegatay dagaalka Al-Shabaab

NAIROBI (SMN) - Dadaallada Kenya ee ka dhanka ah Al Shabaab ayaa ah mid miro dhal ah, waxaana ay heshay aqoonsi caalami ah.   Dhimashada argagixisanimada...

Maxaa looga hadlay shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya?

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadlay amniga dalka iyo howlgallada lagu ciribtirayo...

Daawo: Tuugo hubeysan oo dhac ka geysatay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Kooxo hubeysan oo burcad ah ayaa haatan kusii kordhaya xaafadaha magaalada Muqdisho, kuwaas oo dhibaato ku haya shacabka caasimadda.   Cabasho xoogan ayaa...

Dowladda Soomaaliya oo digniin culus u dirtay shacabka degan dhulka Al-Shabaab

XARARDHEERE (SMN) -  Ciidamada dowlada iyo kuwa deegaanka ee Macwiisleyda oo dhawaan ka soo baxay deegaano dhaca koonfurta gobolka Mudug ayaa markii ugu horeysay...

CC Shakuur oo war xasaasi ah kasoo saaray wax ka beddelka dastuurka dalka

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo kamid ah xubnaha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa mar kale ka hadlay wax ka beddealka dastuurka dalka.   Xildhibaanka...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaaraha Xamze oo Tababarka usoo xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa ka...

SoDMA iyo Taliyaha Ciidanka Badda oo Ka Wadahadlay Diyaar-garowga El Niño

Muqdisho - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca...

Somalia Holds Strategic Investment Forum to Boost Bank and Private Sector Cooperation

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Investment Agency and the Somali Bankers Association have held a strategic investment dialogue in Mogadishu aimed at strengthening cooperation between...