Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ciidanka Hindiya oo gacanta ku dhigay burcad badeeddii haysatay markabka Ruen

MUQDISHO (SMN) - Ciidanka badda Hindiya ee ku sugan xeebaha Soomaaliya ayaa soo badbaadiyey 17 shaqaale ah oo saarnaa markabka MV Ruen oo muddo...

Madaxweynaha maamulka Puntland oo magacaabay guddi cusub + Ujeedka

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa isagoo ka duulaya barnaamijka wax-qabadka xukuumadda ee Hormarinta Wax-soo-saarka iyo kobcinta Dhaqaalaha, wuxuu xubnaha...

HirShabelle oo war cusub kasoo saartay dagaalkii cuslaa ee ka dhacay Beledweyn

JOWHAR (SMN) -  Wasiirka Arrimaya Gudaha HirShabelle Cabdi Daahir Guure oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa ka warbixiyay dagaalkii dhawaan ka dhacay magaalada Beledweyne...

Ciidamada Xoogga oo howlgal ku dilay saraakiil.ka tirsanaa Al-Shabaab

XARARDHEERE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Macawiisleyda ay saacadihii lasoo dhaafay howlgal qorsheysan...

Ra’iisul wasaare Xamza oo kormeeray xarumaha NISA iyo Booliska + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo ku tagey Taliska Ciidanka Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad...

Imaaraadka oo dhisanaya calooshood u shaqeystayaal uga howlgala Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Sarkaal sare oo hore oo ka tirsanaa ciidamada gaarka ah ee Faransiiska ayaa doonaya in uu u abuuro Imaaraatka Carabta askarta calooshood...

Somalia oo ka qayb-gashay kulan looga hadlay doorashada Midowga Africa

MUQDISHO (SMN) - Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Itoobiya Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa  ayaa xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa kaga qayb galay...

Faah-faahino kasoo baxaya dab ka kacay suuqa degmada Awdheegle + Sawirro

AWDHEEGLE (SMN) -  Waxaa dab xoogan oo baabi'iyay hanti badan uu xala6 ka kacay gudaha suuqa degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelaha Hoose.   Suuqan oo ahaa...

R/W Xamza oo booqday dhaawacyada la dhigay Isbitaalka wayn Digfeer + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay  booqday Isbitaalka Erdogan ex Digfeer ee magaalada Muqdisho.   , Ujeedma...

SAWIRO: NUSOJ oo tabbabar ku soo gebo-gebeysay Muqdisho

Muqdisho :- Ururka Saxafiiyinta Qaranka Soomaaliyeed National Union of Somali Journalists (NUSOJ) oo Muqdisho kusoo gaba-gabeeyay Tababar. Ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa Magaalada...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaaraha Xamze oo Tababarka usoo xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa ka...

SoDMA iyo Taliyaha Ciidanka Badda oo Ka Wadahadlay Diyaar-garowga El Niño

Muqdisho - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca...

Somalia Holds Strategic Investment Forum to Boost Bank and Private Sector Cooperation

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Investment Agency and the Somali Bankers Association have held a strategic investment dialogue in Mogadishu aimed at strengthening cooperation between...