Madaxweyne Xasan oo tallaabo deg deg ah qaaday kadib weerarkii hoteel SYL
MUQISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday Isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho oo lagu dabiibayo qaar ka...
Ciidamada ammaanka oo soo afjaray Weerarkii hoteel SYL + Khasaaraha
MUQDISHO (SMN) - Weerarkii Al-Shabaab ee hoteel SYL oo u dhow madaxtooyada Soomaaliya ayaa lasoo afjaray Jimcaha maanta ah, kadib 13 saac, ayada oo...
Wasiir Biixi oo khudbad ka jeediyay shirka dayn cafinta ee Paris + Sawirro
PARIS (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan Magaalada Paris ee Dalka Faransiiska ayaa waxa uu...
Wasiirka caafimaadka oo booqday dadkii ku dhaawacmay weerarkii SYL + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam ayaa Isbitaalka Ordgan ku booqday Muwaadiniintii Soomaaliyeed ee ku dhaawacmay xalay...
Wararkii ugu dambeeyay weerarka tooska ah ee lagu qaaday hoteel SYL
MUQDISHO (SMN) - Xubno ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday hoteelka SYL oo ku yaalla meel u dhow madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada...
Xaaladda guud ee magaalada Beledweyne oo saaka deggan, kadib dagaal ka dhacay
BELEDWEYNE (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka xaalad deganaasho ah laga dareemayo magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaasi oo uu...
DEG DEG: Weerar qaraxyo ku billowday oo lagu qaaday Hoteel SYL
MUQDISHO (SMN) - Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa lagu dhuftay afaafka hore ee Hoteel SYL oo ku hor yaala Madaxdooyada Soomaaliya.
Sidoo kale...
NUSOJ oo sharci darro ku tilmaamtay magacaabista Golaha Warbaahinta Qaranka
MUQDISHO (SMN) - Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa wax aad loola yaabo ku tilmaamay ansixinta Gollaha Wasiiradda Soomaaliya ee magacaabista Gollaha Warbaahinta...
Madaxweyne Xasan oo guddoomiyey shir ku saaban amniga dalka + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan ku saabsan dardargelinta howlgallada...
Sawirro: Maxaa kasoo baxay shirka ay yeesheen Golaha Wasiirada Soomaaliya?
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, oo shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre,...















